Shir lagaga hadlayay sidii loo daryeeli lahaa dadka naafada aha eek u dhaqan gobolka Awdal ayaa manta lagu qabtay xafiiska ururka SAYS ee magaalada Boorama,
Shir lagaga hadlayay sidii loo daryeeli lahaa dadka naafada aha eek u dhaqan gobolka Awdal ayaa manta lagu qabtay xafiiska ururka SAYS ee magaalada Boorama,
Burco-(Lug)-Caaqil Cali Axmed Abees(Cali Bicirif) oo Dhawaan Lagu Soo Caleemo Saaray Hoteel Dalxiis ee Magaalada Hargeysa ayaa Si Heersdare ah Loogu Soo dhaweeyay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer
war Degdega !
Djibouti (lug)-guddoomiyihii isbaahaysiga dib u xoreynta Somaalia garabka Djibouti Sh.Shariif Sh.Axmad ayaa ku guuleystey loollankii madaxnimada Somaliyeed ee ka socday Dalka Djibouti wuxuuna ku guuleystey 293 cod.
war degdeg ah!
Djibouti(lug)-murashax Maxamad Cismaan Aadan (Edsan) oo wareeggii 1aad ka heley 25 cod ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay inuu ka tanaasuley loollankii wareegga labaad, sidoo kale C/Raxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) oo 10 cod ka heley wareeggii 1aad.
war Degdeg ah!
Djibouti (lug)Sh.Shariif Sh.Axmad oo ah guddoomiyaha isbaahaysiga dib u xoreynta Somalia garabka Djibouti horena u ahaan jirey guddoomiyihii midowga maxaakimta ayaa wareeggii 1aad ee doorashada madaxnimada Somalia ee ka socota Djibouti ku guuleystey 215 cod
You are cordially invited to participate in a conferenced call hosted by Somaliland American Council. The keynote speaker is Dr. Mohamed Abdi Gabose.
Eng. Faadumo Cali Madar ayaa si toos ah u beeninaysa hadaladii uu ku dooday musharaxii u tar-tamay jagada Madaxweyne –Ku-Xigeenka Xisbiga UCID. Waxay sheegtay in ay jirto hab doorasho oo loo soo xulo musharaxiinta UCID,
Hargeysa-(Lug)-Waxa saaka Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa ka bilowday shirweynihii golaha dhexe ee Xisbiga UCID, shirkaas golaha dhexe oo ay ka soo qeyb galeen ergooyin ka kala yimi gobolada dalka
Djibouti-(Lug)-200 oo xildhibaan oo ka socda Isbaheysiga mucaaradka ah ayaa maanta la dhaarinayaa, kaddibna baarlamaanka dhan ayaa Jimcaha lagu wadaa inuu doorto madaxweyne cusub
Kontomeeye xubnood oo xul ah, iskuguna jira Rag iyo Dumar, oo leh tayo (quality),isla mar ahaantaana matalaya jaalliyaddaha Awdal, Salal iyo Gabiley. Ayaa iskugu soo xoomeen goob ka tirsan xaafadda Wembley ee galbeedka magaalada London,
Gudiga qaban qaabada shirweynaha 2aad ee UDUB waa xulkii qaranka , hogaankii Xisbiga , xaqsoorayaaal iyo xeer beegti loosoo xulay xaqiijinta qiimaha weyn ee xisbiga iyo in UDUB ku yahay Xisbi Qaran
Deeq uu soo gaadhsiiyay Jamhuuriyadda Somaliland Raysul Wasaare ku xigeenka Dawlada Imaaraadka Carabta Sheekh Xamdaan Binu Saayid Al- Nahyaan oo daba socotay Mashaariic uu hore Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin
Hargeysa-(Lug)-Aabbe Yuusuf Jaamac Cismaan, oo siddeed carruur ah oo uu dhalay ay naafo jidheed iyo kuwo maskaxeedba isugu jiraan, ayaa galabta ka guddoomay $300 oo Dollar, wakiilka shabakada wararka ee Ramaasnews ee Somaliland Cumar Maxamed Faarax,
“Ma-nihin Siyaasiyiin Waanan ka digaynaa …..Sul. Ibraahim Jaamac Samatar
“Candho Geel Ninba Inta Uu Gashaduu Ka Maalaa …………… Suldaan Dhawal
“Waar Beenaaloow Hadaad Wax sheegayso Runuun …………. Suldaan Baade
Boorama-(Lug)-Olole hor leh oo lagu diiwaangalinayo hubka fudud ee wali ku jira gacanta dadwaynaha aya ka bilaabmay magaalada Boorama, maanta waxa hoolka xarunta badhasaabka gfobolka Awdal ku kulmay 35 qof oo isugu jira
Boorama-(Lug)-Daqiiqado yar kadib markii uu telefishanka ETN baahiyay barnaamij uu isukeenay saaxiibadii wafbaahinta Soomaaliyeed, ayaa waxa dadwayne tiro badan oo ah dadka reer Boorama
Boorama-(Lug)-Maayarka degmada Garbo-dadar Aadan Xasan Faarax (Aadan Jacayl) oo shabakada wararka ee Lughayanews ugu waramayay qadka teleefanka ayaa u sheegay in ay roobabku xidhiidhsanaayeen mudo
Hargeysa-(Lug)-Guddoomiye ku xigeenka waaxda Maxamed Mooge, oo ka mid ah siddeeda waaxyood ee magaalada Hargeysa, Mr Maxamuud Cabdi Kaliil,
London-(Lug)-Shirweyne laamaha dibadda ee xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE uga socday magaalada London ee carriga Ingiriiska, ayaa gebogebadiisii laga soo saaray baaq xasaasi ah oo taabanaya dhinacyo kala duwan.
Shir balaadhan oo ay yeesheen duqayda, salaadiinta waxgaradka iyo bahda beesha Xeebjire oo qabsoomay 24kii bishan ayaa beeshu ay ku gacansaydhay musharixiinta beesha ka soo jeeda ee ilaa hada is shaaciyay,
Hargeysa-(Lug)-Ciidammada booliiska Somaliland ayaa hawlgal ay shalay subaxdii fuliyeen ku soo qabqabtay afar nin oo dhallinyaro ah oo sida la sheegay ka yimi dalka Maraykanka iyo haweenay iyadu ka timi magaalada Muqdisho
Sagaal Gantaal Waxa Gacanta Ku Haya Itoobiya, 1 Gantaalna Ciidamada S/land, Fuyuusyadiina Waa Lala Baxsaday..”
Borama-(Lug)-Saaka Subax ayaa Gaadiidlayda Magaalada Borama ay la soo tooseen hadalhaynta Kaantaroolka Cusub ee laga sameeyey Bariga Magaalada Borama. aantaroolkan oo uu dhismahiisu socday wax ka yar 12 Saac ,
Borama-(Lug)-Maanta waxaa cirka isku shareeray Cabasho ka imanayso Mulkiilayaasha iyo Iskaashatooyinka Iskarooyinka ee Ciida iyo Dhagaxa Qaada ee Magaalada Borama, kuwaasi oo ka cabanaya in dowlada ay ku soo rogtay Cashuur aanan ku waajibin.
Borama-(Lug)-Wafti heersare ah oo ka socday Xarunta Dhexe ee Hayada SCF-Denmark oo magaalada Copenhagen oo ay wehelinayaan madaxda Xafiisyada Hayadan ee Nairobi iyo Hargeysa ayaa maanta booqasho ku yimid magaalada Borama.