Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta xadhiga ka jaray Shirkadda Gaasta ee SOMGAS oo maanta si rasmi ah lagaga dhawaaqay Caasimada Somaliland ee Hargeysa.
Munaasibada xadhiga lagaga jarayay waxa kale oo ka soo qayb galay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, X. Cabdi Waraabe, Wasiiro, Xildhibaano, Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye, Aqoonyahan , Yahya Palmer oo ka socday Hay’adda UNDP iyo marti sharaf kale.
Hadaladii Madaxweynaha Somaliland iyo Masuuliyiintii kale halkaasi kagaga dhawaaqeen, waanu idiin soo gudbin doonaa.
Somalilandnation





Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Shirkadda Gaasta Ee SOMGAS "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback