war degdeg ah!
Djibouti(lug)-murashax Maxamad Cismaan Aadan (Edsan) oo wareeggii 1aad ka heley 25 cod ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay inuu ka tanaasuley loollankii wareegga labaad, sidoo kale C/Raxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) oo 10 cod ka heley wareeggii 1aad. ayaa hallka loollanka ka baxay muddaddii 15ka minit ahayd ee nasashada kuna soo noqon waayay halkaasi kadib markii lala xidhiidheyna sheegey inuu loollanka ka tunaasuley.
haatanna waxaa wareeggii 3aad si distoori ah ugu gudbey Sh.Shariif Sh.Axmad iyo Maslax Maxamad Siyaad Barre sidaasna waxaa ku dhawaaqey guddoomiye Sh.Aadan Madoobe.
01:20 habeennimo
Lughaya news


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Sh.Shariif iyo Maslax Siyaad Barre oo u gudbey wareeggii 3aad ee doorashada madaxnimada Somalia "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback