Borama-(Lug)-Maamulaha Shirkadda Telesom G/Awdal Md.C/qaadir Aadan Nuur ayaa maanta Gudoonsiiyay deeq lacag ah dhan $5000 dhismaha Dugsiga Sare ee Gab.
Borama-(Lug)-Maamulaha Shirkadda Telesom G/Awdal Md.C/qaadir Aadan Nuur ayaa maanta Gudoonsiiyay deeq lacag ah dhan $5000 dhismaha Dugsiga Sare ee Gab.
Borama-(Lug)-Maalintii 11-aad ayay maraysaa Dhamaystirka Diiwaangalinta ee G/Awdal waxaana si xoogan uga qayb qaadanaya Howsha Diiwaangalinta Gabi ahaanba Salaadiinta, Xukuumada iyo Shacabka reer Awdal.
Hargeysa-(Lug)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xalay Guri ku yaala xaafada Maxamed Moogge ee degmada Maxamuud Haybe ee magaalada Hargeysa lagu soo qabtay Toban Gantaalaha lidka diyaaradaha ah ee degta lagu qaado ah.
Sul.Muxumad Maxamuud Xasan iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa
Ibraahim Sh.Xaamud Cige iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa
Maxamad Siciid Dugsiiiye iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa
Farxaan Suleiman Sh.Foolxun
Hargeysa-(Lug)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud [Siilaanyo] iyo weftigii uu hoggaaminayay ee socdaalka ugu maqnaa dalka Kenya,
Hargeysa-(Lug)-Xisbiga mucaaradka ah ee UCID, ayaa muddeeyey waqtiga qabsoomidda shirka Golaha Dhexe ee lagu dooran doono murrashixiinta Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa ee ka qaybgeli doona tartanka Doorashada Madaxtooyada ee lagu wado inay dhacdo 29 March.
Guddoomiyaha Gobolka cusub ee Oodweyne Maxamed Cabdi Guuleed, ayaa shaaca ka qaaday in qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda Madaxweyne Rayaale magacoodu Caasimadda uun ku kooban yahay
Wararka ay qoreen Wargeysyada Qaar ka mida gar ahaan War- gayska Ogaal cadadkiisii shalay oo Salaasa ah, kuna saabsanaa In Madaxwaynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin uu qoraal dhaliil ah u diray komishanka Doorashooyinka qaranka.
Socdaaladii ay masuuliyiinta sare ee xisbiga KULMIYE dhawaanahan ku marayeen qaar ka mid ah wadamada aynu jaarka nahay waxay soo ifbixiyeen dibudhacyo hor leh oo la xidhiidha siyaasada dibadda ee xukuumadda oo shacabka Somaliland
Jaalliyadda Awdal/Salal/Gabiley ee ku dhaqan dalkan Ingiriiska waxa lagu war galinayaa, inuu jiro kulan ballaadhan oo lagu marti galiyay Mudane Eng.C/Raxmaan Cabdilaahi - Saylici
Ka dib markii uu maayorku dhawaanahan u kicitimay wadanada ay ka mid yihiin London Iyo kuwait ayaabaa dadwaynaha ku nool gobolka Awdal qaar kamid ahi ay yidhaahdeen maayorka magaalada mudane C/Raxmaan Shide Bile (Cabdi Buur)
Boorama-(Lug)-Maanta ayay saraakiil sare oo ka tirsan komishanka Diiwaangalinta oo uu horkacayo Mudane Jaamac Maxmuud Cumar Sweden ay u ambo baxeen dhinaca degmada Saylac oo ay ka socoto
Boorama-(Lug)-Habeenimadii xalay ayaa waxa shahaadooyin lagu gudoonsiiyay hoteelka Rays ee magaalada Boorama 6 dhakhtar oo ay 2 ka mid ah gabdho yihiin oo ka qalinjabiyay Jaamacada Camuud qaybteeda Caafimaadka, munaasabada qalinjabinta
Boorama-(Lug)-Jahwareerka sarifka lacagta birta itoobiya ku yimid maalmahan dambe ayaa gabi ahaanba isa soo taraya, ganacsatada yaryar ee magaalda Boorama ayaa bilawday in ay diidaan qaadashada lacagta birta
Boon-(Lug)-Suldaanka Gobolada Salal iyo Awdal Suldaan Muumin Sul.Caateeye Faahiye ayaa ka xog waramay xaalada uu dalku ku sugan yahay
Sanca-(Lug)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed ayaa shalay soo gaadhay magaalada Sanca ee dalka Yemen isagoo kasoo kicitimay magaalada Gaalkacayo ee ee gobolka Mudug maamul goboleedka Puntland
Hadalka ISmaaciil X. Nur waanagu gaf waaana in uu raaligalin…”
Waxaa shalay oo Axad ah bisha January-na tahay 18 xaflad soo dhowan ah Hotel-ka Hilton ee ku yaal downton Minneapolis loogu sameeyey Guddoomiya ururka Qaran Dr. Maxamed Cabdi Yuusuf (Gaboose).
Burco-(Lug)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Ahna Gudoomiyaha Xisbiga UDUB Isla Markaana ah Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Ahna Hogaanka Sare ee Ciidamada Sirdoonka Qaranka Daahir Riyaale Kaahin
Tuducaas ciwaanka ahi, waxa uu hordhac u yahay, gabay uu magaciisu yahay ‘Gudimo”, oo aan tiriyay August/2005. Gabaygan waxan kaga waramayay gooynta joogtada ah ee dhirtii lagu hayo,
WASHINGTON — Stepping into history, Barack Hussein Obama grasps the reins of power as America’s first black president in a high-noon inauguration amid grave economic worries and high expectations.
Hargeysa(Lug)-Labada murashax ee C/laahi Xuseen Iimaan [Darawal] iyo Axmed Sandoon Xasan, oo todobaadkii hore shaaca ka qaaday inay isu soo taagayaan jagada madaxweynaha ee xisbiga UDUB dhexdiisa ayaa maanta si kulul u naqdiyay sharcinimada Guddida qaban qabaabada shirweynaha labaad ee xisbiga
Boorama-(Lug)-Xidhiidhiyaha jaalyadaha dibada iyo masuuliyiinta gudaha ee dismaha madarasada Imaamu Shaadhibi eemagaalda Boorama Md. Cabdiqaadir Aadan Nuur ayaa maanta kulansiiyay Md. Cabdiqaadir Maxamed Barkhadle
Waxa jira xaalado murugsan oo dad badan oo reer Awdali ahi ay ka biyo diidsanyihiin ,ku wasoo khatar galin kara jiritaanka somali land hadii aan xal loo helin.