Waxa Kale Oo Aannu Baaq-Nabadeed U Direynaa Beelaha Walaalaha Ah Ee Isku Hirdiyey Deegaanka Burdi” Soo Saareyaasha baaqa ..
Waxa Kale Oo Aannu Baaq-Nabadeed U Direynaa Beelaha Walaalaha Ah Ee Isku Hirdiyey Deegaanka Burdi” Soo Saareyaasha baaqa ..
Anagoo ku hadleynaa magaca jahliyadda S/land ee Edmonton waxan aad iyo uga tiiraanseysanahay dhimashadii iyo dhawacii iyo dhibtii kale ee soo gaadhay beelaha is dhalay ee Gol-waraabe.
Walaal Oodi Ab Ka dhow Dab Munaafaq shidayna Mu’min Ayaa Ku gubto Ilaahey waxuu quraanka ku sheegay (Inamal Fitnatu Ashadu minal Qatli) Fidnadu wey ka Xuntahay dilka xaga ilaahey
Sanca-(Lug)-Bishii july 1960 ayaa uu xornimada qaatay islamarkaasi ay isku biireen labadii qaybood ee loo yaqaanay British Somaliland iyo Italian Somaliland.
Habeen hore Cawayskii Saacaddu Markay ahayd 7:30 Pm 25.02.2009, waxaa Hoolka wayn ee Imperial Hotel lagu qabtay Bandhig ama Daahfur Buug kamida buugaagta ugu qiimaha Badan ee ilaa wakhtigan
Waxaa gudaha magaalada Laascaanood ka bilaabmay kadib markii xilka laga qaaday taliyihii hore ee qaybta Police-ka ee Gobolka Sool Cabdi Muuse laguna soo wareejiyay Taliyaha cusub ee Maxamed Saleebaan
Xiriiriyaha Jaaliyada dibada iyo kuwa gudaha ahna Maamulaha shirkada Isgaardhsiinta Telesom Xaaji Cabdiqaadir Aadan Nuur ayaa maanta xarunta shirkadaasi ku guddoonsiiyay
Borama-(Lug)-Lix bilood kudhawaad ka hor ayaa jawi colaadeed ka taagna degaanada dhulbeereedyada ee ay isku hayeen dad kasoo kala maamulada Baki iyo Gebilay,
Sanca-(Lug)-waxaa baryahanba ka socday xarunta hayada qoxootiga ee UNHCR ay kuleedahay wadanka Yemen gaar ahaan magaalada Sanca shir saddex geesood ah kaasi oo u dhexeeyey Laanta socdaalka ee wasaarada arimaha gudaha ee dalka yemen
Murtida Baaqa: *Golwaraabe guusheedu waa geedka nabadda oo lagu kala saaro danaysiga gurracan ee siyaasadeysan iyo danta dadka Ab iyo Abtiga ah”..
Sideedaba qaran ama dawladi waa tan lagu yaqaanno inay yeelato istaraatiijiyad ay ugu diyaargarowga belaayo Barwaaqo, Col ama Nabad. Sidoo kale ayaa dawladi ka fikirtaa mustaqbal dhaw iyo mid dheer
Gebiley-(Lug)-Dhalinyaro gadoodsan ayaa shiiday qaar ka mid ah guryaha Magaalada Gebiley, Shiidkan ayaa markii dambe sii balaadhay ka dib markii ay ku soo biireen Haween iyo Caruur.
Borama-(Lug)-Musharaxa Madaxwayne ku xigeenka Xisbiga Kulmiye Eng.C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici ayaa soo gaadhay habeenimadii Xalay Magaalada Borama
Borama-(Lug)-Soomaliland waxay maraysaa meel isgoys oo an la garanayn jidka ay reer soomaaliland qaadi doonaan mustaqbalka.Sidaasoo ay tahay waxa muuqata sansaan kale oo ka duwan kuwii aan hore u naqaannay
Boorama-(Lug)-Siddeed aruur ah ayaa cudurka Jadeecada ugu dhintay tuulooyinka dhacada inta u dhaxaysa Laanta-morohda, Xariirad iyo Ceelgaal,
Borama-(Lug)-Xaflad Casho sharaf oo abaalmarino kala duwan lagu gudoonsiinayo Shaqalaha Shirkada Isgaadhsiinta ee Telesom ayaa lagu qabtay Hotelka Rays, xafladan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxda Laamaha kala duwan ee Shirkada
Ceerigaabo-(Lug)-Maanta waxaa munaasibad balaadhan oo xadhiga looga jarayey Jaamacada Sanaag lagu qabtay hoolka shirarka ee Mahuraan, munaasibad xadhiga jaamacada looga jarayey
Borama-(Lug)-Xaalad Biyo yaraan xoogan ah ayaa laga soo sheegayaa deeganada Agamsamaha ee degmada Boon sidan waxa Lughayanews u xaqiijiyay Duqa degmada Boon Raage Aw Cismaan Waaberi
Hargeysa-(Lug)-Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta shaaca ka qaaday inaanay suurtogal ahayn inay Doorashada Madaxtooyadu ay qabsoonto 29 March oo ah Wakhtiga loogu talo galay
Borama-(Lug)-Xaflad lagu maamuusayay Dayactir iyo Fasalo cusub oo lagu kordhiyay dugsiga Hoose/Dhexe ee Jaaraahorote oo ka tirsan Dila ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Iskuulkaasi.
Hargeysa-(Lug)-Waxaa goordhawayd ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Egal International Airport ee magaalada Hargeysa waftigii uu hogaaminayay Musharaxa Madaxwayne ku xigeenka Xisbiga Kulmiye Eng.C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici)
Hargeysa-(Lug)-Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa cod aqlabiyad ah ku meelmariyey mooshin ku saabsan in aanay doorashada Madaxtooyadu waqtigeedii loo qoondeeyey ee 29-ka March dib uga dhicin.
1.Warkaad Daahir soo sheegtay ee dunida maansheeyey.
2.Waa kaaga digaynaa waxaad damacday maandhoowe.
3.Haddaad tidhi waxay doonayeen damacii beenoowyey.
1. Somaliland waxaan u ahay duq iyo waayeel.
2.Dar illaahay weeyaan inay Ani i doortaane.
3.Mar hadday waxay doonayeen damacii beenoobey.