Borama-(Lug)-Musharaxa Madaxwayne ku xigeenka Xisbiga Kulmiye Eng.C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici ayaa soo gaadhay habeenimadii Xalay Magaalada Borama
wakhtiga uu musharuxu soo gaadhay magaalada Borama ayaa ahayd wakhti dambe oo habeen ah waxaana dadwayne faro badan oo sugayay imaatinka Eng.C/raxmaan Saylici ee magaalada Borama ayaa waxa ay ku waabiriisteen isaga oo ku sugan magaalada Borama, waxaana wax badan la iska waydiinayaa sida fudud ee uu ku yimiday Magaalada Borama.
Suxufiyiinta gobolka Awdal ayaanay maanta usuurto galin inay la kulmeen Murashax Eng.Saylici, waxase warar xog ogaal ahi ay sheegayaan in Maalinta bari ah uu Saxaafada la hadli doono
Wariye:-
Cabdale Cali Yuusuf
Lughayanews-Borama



Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Musharax Eng.Saylici Oo Soo Gaadhay Magaalada Boorama "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback