Dawlada hoose ee magaalada Hargeysa maxay wax uga qaban weyday wadada ugu xun ee ku taal bartamaha magaalada Hargeysa
Dawlada hoose ee magaalada Hargeysa maxay wax uga qaban weyday wadada ugu xun ee ku taal bartamaha magaalada Hargeysa
Marka hore waxaan salaamaynaa bahda saxaafada meelo kastoo ay joogaan, salaan kadib hadii aanu nahay bahda ku midawday kobcinta iyo barashada saxaafada ee ku sugan magalaada Burco
Ma Jirto Wax Afduub Iyo Madaxfurasho Ah Oo Ciidankaasi Geystay, Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Maaliyaadaana Amarka Siiyey”..
Diirada-(Lug)-Markan diirada aragtida dheer ee shabakada Lughayanews waxa ay dadwaynaha reer Somaliland u daah furaysaa saamiqaybsiga golaha wasiirada ee xukuumada Madaxwayne Rayaale,
Boorama-(Lug)- gadiidka is daba waydaaaranaya wadooyinka magaalada Boorama ayaa aad u kordhaya maalmahan dambe, waxa tani laga dheehan karaa wadooyinka magaalda Boorama marka aad dhexmarayso ama gaar
Hargeysa-(Lug)- Boqolaal qof oo hore u taageeri jiray Xisbiga Talada haya ee Udub ayaa maanta magaalada Hargeysa kaga dhawaaqay inay ka digo rogteen oo ay ku biireen Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye.
Borama-(Lug)-Waxaa la soo gabogabeeyey shir ay maalmahanba lahaayeen Beesha Aadan Yoonis (Samaroon) kaasoo Cuqaasha, Salaadiinta iyo Ganacsatada beeshu oo maanta ku qabtay Shir Hotel Rays
Hargeysa-(Lug)-Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta isku afgartay inay khilaafkooda ku xaliyaan wada hadal ka dib markii mudanayaal iskood isku xil qaamay ay u soo jeediyaan
Akhristow inaba ma is weydiisay xikmadda ku jirta Djibouti ha loo yaaco oo raxan wasiiro ahi socdaal ha ugu baxaan wakhti la gudo galayo shirkii dawladda federaalka Somalia,
Waxaa Goordhawayd Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Somalia Md.Cumar C/rashiid Cali Sharmaake uu kaga dhawaaqay Guriga Umadda Jabuuti golihii wasiirada cusbaa ee dowladda Midnimada Qaran.
“talooyin ka digeya si jiritaanka kala qaybsanaanta ururkaasi”
Copenhagen-(Lug)-Ururka Islaax ee geeska Africa waxa uu ahaa sida la wada ogsoon yahay horseedka dacwadda iyo tacliinta ee geeska Africa, ururku waxa uu ka soo jeedaa dhaqdhaqaaqa islaamiga iyo Caalamiga ah ee al-Ikhwaan al-Muslimiin
Tallabadani Waa Mid Budhcad Berri Ah ,Xeer Ilaaliyaha Guudbaanan U Gudbinayaa Waxa Dhacay’ ‘Dirawalka Gaadhiga Ciidanku Kaxaysteen.
Iyadoo aan Ogsoonahay in Shidaalku Xuduuda Ethiopia ka soo galo isagoo aan la cashuurin, Shidaalkii Xeebaha Gobolka Awdal ka soo degayayna loo diidan yahay in la cashuuro, taasina waa Cuno Qabatayn saaran Gobolka Awdal.”
Diiwaangelintu waxay u muuqataa inay Gelayso 29-ka March… markaa waa in dib la isugu yimaad si waqti kale loo cayimo” Madaxweyne-ku-xigeenka S/land.
Maareeyaha Hayada Ka hortaga Aafooyinka Maxamed Muuse Cawaale ayaa maanta ku dhawaaqay in Dalka S/land ay hal milyan oo qof ay soo foodsaarayso Cuno yaraan waxaana ku micneeyey
London-(Lug)-Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeenka xusbiga KULMIYE, Eng.C/raxmaan Cabdilaahi Wadaad (Saylici), ayaa habeenkii xalayto (18/02/09) ka haaday dhabbaha diyaaradaha caalamiga ah ee ‘Heathrow’,
Boorama-(Lug)-Shirkada Telcom ee magaalda Boorama waxa ka socda hawl aad u tiro badan waxana maalin walba xaruntan looga adeegaa dadwayne aad utiro badan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta soo saaray wareegto uu ku magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland.
Boorama-(Lug)-Shabakadda wararka ee Awdalnews ,kana mid ah shabakadaha wararka ee ay maamulaan aqoonyahanada reer Awdal ayaa lagu sameeyey isbeddel maamul oo ay hadheeyeen arrimo siyaasadeed
Boorama-(Lug)Haween aad u tiro badan oo ka mid ah bulshowaynta reer Awdal ayaa manta Cacdeeyay mawqifkooda siyaasadeed kuna dhawaaqay in ay si kalsooniyi ku jirtu ugu soo
Hargeysa(Lug)-Wasiirka Maaliyada Somaliland Md. Xuseen Cali Ducaale [Cawil] ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa shaaca kaga qaaday inuu Khamiista todobaadkan uu golaha wasiirada Somaliland u gudbin doono.
Shaqsi ahaan waan kuugu hambalyaynayaa musharaxnimada aad aamintay inaad hoos tagto Ina Cali Waraabe oo ah gudoomiyaha Ucid. Ticket kiinu waxaan odhan karnaa waxuu ka turjumayaa odhaahda ah : shimbirba shimbirkiisuu la duulaa.
Shirkii Golaha Wasiirada oo Maanta oo Salaasa ah lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada oo uu gudoominayay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin,
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta qasriga Madaxtooyada Kulan kula yeeshay Wefdigii ka socday deeq-bixiyayaasha caalamiga ah