Go’aankii Golaha Guurtida ee muddo-kordhinta MADAXWEYNAHA waxba kama beddelin mowqifkii hore Xisbiga KULMIYE ee ahaa inaan Xisbiga KULMIYE sinaba u aqbali Karin muddo-kordhin aan sharciga iyo distoorka dalka waafaqsanayn.
Go’aankii Golaha Guurtida ee muddo-kordhinta MADAXWEYNAHA waxba kama beddelin mowqifkii hore Xisbiga KULMIYE ee ahaa inaan Xisbiga KULMIYE sinaba u aqbali Karin muddo-kordhin aan sharciga iyo distoorka dalka waafaqsanayn.
OTTAWA - Rashid Cumar Diriye (Cumar Madoobe) oo ah muwaadin reer Awdal ah oo degan dalka Canada ayaa ah hormoodada isbadal doonka ee gobolka Awdal ahna taageerayaasha ururka IQRA
Texas (lug) Dr. Xaawa Cabdi oo ka howlgesha magaalada Muqdisho ayaa ku guulaystey abaal marintii ururka Amoud ee 2008, waxaana abaal marintaasi lagaga dhawaaqey qado sanadeed ay Amoud Foundation ku qabatay magaalada Irvingoo ka tirsan gobolka Texas
Borama-(Lug)-Ciidanka amniga Boorama ayaa sabtidii ku hongoobay goob ay ka dhacday geeri oo ay u qaateen in lagasoo ababulayo mudaaharaad ka dhan ah muddo kordhinta guurtidu ugu dhawaaqday madaxweynaha.
Hargeysa-(Lug)-Mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta ansixiyay miisaaniyad sanadeedka 2009 ee xukuumada dhexe iyo dekada Berbera, oo odaraskoodu gaadhayo adduun dhan 45 Milyan oo Dollar.
yeeli mayno muddo kordhinta, libaaxna lama jeer god lagama wada kiciyo “ Faarax M.Sugaal.
Borama-(Lug)-Wax badan ayaa dad badani odhan jireen xisbiyada mucaaradku ha daayaan hadalada dhliilaha xukuumadda, wax badan ayaa shacabka la lahaa kulmiye yaanu nabadgelyada xumaynin ee iska jira,
Beesha Habarjeclo.
1. Cabdiraxmaan Cismaan Cabdulle ( Cumar Jibriil) Wuu diiday Muddo Kordhinta.
2.. Caydiid Cabdi Maxamed ( Xaydh) ( Cumar Jibrill) Wuu diiday muddo korhinta.
alxamdullilaah maadaama uu madaxwayne Rayaale xilka sii heyn doono, oo uu waddo cad ku ridey taageerayaashii SNM” Cabdi Jaamac Dirir
Aragti (Lug)waxaa arrin lagu farxo ah shalay oo ay golaha guurtida Somali Land Madaxwayne Daaahir Rayaale Kaahiin muddadii xil haynta u kordhiyeen,
Shir ay isugu yimaadeen guddida fulina xisbiga Cadaalada iyo daryeelka (UCID) manta oo ay taariikhdu tahay 29/03/2009 oo lagu falanqeeyay laguna lafa guray xaalada adag ee maanta dalka ka taagan wuxuu soo saaray warsaxaafadeedkan hoos ku qoran
Waa Barnaamij Ku Saabsan Wacyigalinta Maaraynta Qashinka ee Sariibadaha Boorama”
Boorama-(Lug)Ururka Gabdhaha ee Moonlight ee magaalda Boorama ayaa maanta galinkii dambe qabtay bandhig mastixiyadeed wacyi galin ah
“Waxaan U Arkaa Inuu Go’aankaasi Ku Yahay Gabal Dhac Gedi Socodkii oo Waxyeelo Aan Laga Soo Waaqsan U Geysanaya Horumarkii Iyo Dimuqraadiyadii Dalka” Axmed Siilaanyo.
Hargeysa-(Lug)-Kulankii Golaha Guurtida ee maanta oo ay iskugu yimaadeen 79 Mudane, oo lagaga doodayay muddo kordhinta doorashada ayaa waxaa loo codeeyey mudada ay noqonayso dib u dhigistaasi,
Hargeysa-(Lug)-Garabka isbedel doonka Xisbiga UDUB, ayaa Golaha Guurtida uga digay inay mar saddexaad muddada u kordhiyaan Madaxweyne Rayaale,
Marka Hore Waxa Hanbalyo u dirayaa Ardaayada Beesha Muse-fiin oo Xiligii loo baahna Tagerada Siiyay musharraxa mansabka madaxweyne kuxigeenka xisbiga kulmiye Eng.C/raxmaan C/laahi Ismaaciil, Beesha Muse-Fiin,
There is a great society in Somalia which exists in this world more than one century. Although, the society has not experienced of democratic genealogy in the world which related with constitutional government,
Shirjaraa’id oo uu qabtay gudoomiyaha ururka dhalinyarada DANDHAWR. ee Borama. Saaka ayaa waxaa uu kaga hadlay arimo dhawra oo ay ka mid tahay taageero ay ufidinayaan BEEL WAYNTA MUUSAFIIN oo aayahooda ka tashatay
Dhamaan Bahda Lughayanews ee kala ah:
1. Wariye Abokor Xasan Caafi
2. Wariye Cabdale Cali Yuusuf
3. Wariye Sakariye Hussein
4. Wariye Hassan Isse Raage
Waxan Maanta Mabadgelyada Ka Ilaalinaynaa Inay Xukumaddu Wax Yeesho’’
‘Wasiirka Maaliyaddaa La Weydiiyey Lacagtii Jidka Boorama-Dila Ugu Jirtay Miisaaniyadda, Wuxuna Yidhi…’’.
Borama-(Lug)-Golaha guurtida Soomaaliland ayaa shalay mar kale la horkeenay mooshin kale oo laga yaabo in lagu oggolaado muddo kordhin kale oo loo sameeyo xukuumadda Rayaale kaddib
Madaxweynaha Sudan, Cumar al-Bashir, ayaa booqasho ku tegey waddanka Masar. Waa socdaalkiisii labaad ee uu dibadda ku tago tan iyo markii Maxkamadda Caalamiga ah Dembiyadu ay amar ku bixisay in la soo qabto
Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta si rasmi ah u horgeeyay Golaha Guurtida wareegto uu ku wargelinayo inay shaqadooda ka gutaan dib u dhaca ku yimid doorashada madaxtinimada,
Zakariye Sul.Xuseen-Quulle = Riyaad- Sucuudiga
Siciid Faarax Xasan = Riyaad
Sh.Cumar Sh.Yuusuf Axmad = Riyaad
Xasan Yuusuf Abiib = Riyaad
Maxamad Axmad Cilmi (Ina Soodaan) = Riyaad
Boorama-(Lug)-Magaalada Boorama ayaa maanta laga xusay maalinta caalamku u aqoonsaday in lagu xusuusto cudurka TBda, Munaasabaddan oo lagu qabtay xarunta Analeno TB hospital
Hargeysa-(Lug)-Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Somaliland, Md. Cabdi Xasan Buuni ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Xafiiskiisa ku beeniyay war uu Wargeyska Jamhuuriya qoray,