baby.jpgZakariye Sul.Xuseen-Quulle = Riyaad- Sucuudiga
Siciid Faarax Xasan = Riyaad
Sh.Cumar Sh.Yuusuf Axmad = Riyaad
Xasan Yuusuf Abiib = Riyaad
Maxamad Axmad Cilmi (Ina Soodaan) = Riyaad
Cabdil Hadi Sh.Axmad Yaasiin = Riyaad
Cumar Sul.Xuseen-Quulle = Riyaad
Maxamad Bashiir Xaddi (Baaageero) = Riyaad
aabbo Aw Yuusuf Aw Muumin Camir =Galawaadhiile -K5aad
Muxyadiin aw Yuusuf Muumin (Hargeysaawi) =Riyaad
Shabax Aw Yuusuf Muumin = Riyaad
Ismaaciil aw Yuusuf Camir = lowyacaddo -Somali Land
Qaasim aw Yusuf Camir= Libya
Axmad aw Yuusuf Camir = Jigjiga -K5aad
Cumar-Jiir Ibraahiim Muumin  Galawaadhiile K5aad
Ismaaciil Aw Cali Muumin = Galwaadhiile k5aad
Bashiir Aw Cali Muumin = Galawaadhiile -K5aad
Awliyo Aw Cali Muumin = libaax Fuul - K5aad

dhammaan dadkani waxa ay hanbalyo u dirayaan Mudane Siciid Maxamad Daaahir iyo xaaskiisa oo la yidhaa marwo Axmad Siciid oo uu wiil ugu dhashey magaalada Hargeysa ee xarunta Somali Land, wiilkaasi oo loo bixiyey Cabdi-Raxmaan ayaa waxa ay ilaahay uga baryayaan inuu ka yeelo midkii diintiisa, dadkiisa iyo dalkiisaba anfaco, annaguna haddii aannu nahay bahda lughaya News waxaannu leenahay aamiin,, aamiin,, aamiin alle ha aqbalo, haddii aad mustaqbalka wariye noqotidna waannu ku soo dhawaynaynaa.
 

Lughaya News