Dhamaan Bahda Lughayanews ee kala ah:
1. Wariye Abokor Xasan Caafi
2. Wariye Cabdale Cali Yuusuf
3. Wariye Sakariye Hussein
4. Wariye Hassan Isse Raage
5. Wariye Xamse Maxamuud Cabaas.
6. Wariye Cumar Maxamed Faarax
7. Wariye Cilmi Yuusuf Cadaawe.
8. Wariye Sakariye Carab Cadan (Suxufi)
9. Wariye Ibraahim Maxamed (Zaki)
10.Wariye C/raxmaan Nuur Axmed (Hiiraan)
11.Maxamed Cumar C/laahi
12.Wariye Suleemaan Muuse Cilmi
13.Wariye Sucaad Ismaaciil Maxamed (Sucaad Sharaf)
Waxay tacsi tiiraanyo leh gaadhsiinayaan Dhamaan qoyska reer Cumar Sh.Ibraahim gaar ahaan Wariye Maxamed Cumar Sh.(Hyane) oo hooyadood ku geeriyootay Maanta magaalada Borama.
Waxaanay ilaahay uga baryayaan inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo, Eheladii iyo Qaraabadii ay ka tagtayna samir iyo Iimaan ka siiyo.
Aaamiin Aaamiin Aaamiin


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Tacsi: Marxuumad Muumina Hufane Cismaan Oo Hooyo U Ahayd Wariye Maxamed Cumar Sh.(Hyane) Oo Maanta Ku Geeriyootay Magaalada Borama "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback