Marka Hore Waxa Hanbalyo u dirayaa Ardaayada Beesha Muse-fiin oo Xiligii loo baahna Tagerada Siiyay musharraxa mansabka madaxweyne kuxigeenka xisbiga kulmiye Eng.C/raxmaan C/laahi Ismaaciil, Beesha Muse-Fiin,
 Oo in badan fagaraha Lagu arkay mudo dhowr iyo Toban Sano ah, Beesha oo Lagu Tiriyo Inay ka mid tahay Beelaha Faro kutiriska ah Ee Lagu Sheego inay Miisan Weyn ku dhax leeyihiin Beelaha Reer Awdal
 
Ardaayada Beesha Muse-Fiin mar hadii ay garteen inay iyaka oo gacmaha is haysta ku biiray xisbiga kulmiye,oo ay garteen inay masirkoodu ku jiro, beesha oo ahay beelihi tageeray xisbiga talada haya wakhtigii 7sanadood, shalay ayay ahay malin weyn oo Baxaad lahayn madama maqaanka ay ku leedahay beeshisi mandaqada uu yahan mid baxadeda leh,Mid kalena ku jirto beesha Muse-Fiin Albaab Cusub u furtay Beelaha Walahood ah Ee Habar-Cafaan oo ay tagan Tahay Malintii Ay Codkooda mujiin lahayeen ayna tagan tahay cida ay siiyeen sanadkan codkooda shaki ku jirin inay guulaysan doonto
 
Beesha Muse-Fiin Waxa leeyahay Ruug Cadagii Soo Rogaal Celi,Hanbalyo ayaan leeyahan Garabka dhalinyarada Ee Borama Dagan Ee Malintii Shalay ahay ku biirtay Xisbiga Kulmiye,Oo Si Weyn Lagu Dareemay Guud ahaan magalada borama iyo Gobolkaba.
 
Fananada Weyn Ee Saado Cali, Heestada Nabad waxa midheheeda ku jiray,Waxa Dowlad wadi Kara Waxa Dad Wadi Kara,waxa Dad Matali kara  Dal Yaqaane Siyaasi ah Dawaaye Shacabkii ku doonaaye Nabad Gal,saylici nabad gal
 
Nin Lagu Seexdow Ha Seexan
Waa Subax Wanagsan Musefiinbaa Salamayaa
Xilbaa Sidaya Haseexan ha seexan si weyn u Fojignow
Musefiinkii Mudoobey Saxarkii Baxyo Samatay
Nin Lagu Seexdow Ha Seexan
 
 
1.Ojor Daahir Ojor
2.Kadiir Muxumed Alaale
4.Mahmuud bakaal
5.Guleed Jibriil Tulaale


ojor1@hotmail.com