Mustafe Mohamed Daahir
Cabdale Cali Yuusuf
C/kariim Xuseen Caateeye
Prof. Ridwaan Maxamed Cismaan
C/casiis Maxamuud Jaamac
Axmed Maxamed Caateeye
Mustafe Mohamed Daahir
Cabdale Cali Yuusuf
C/kariim Xuseen Caateeye
Prof. Ridwaan Maxamed Cismaan
C/casiis Maxamuud Jaamac
Axmed Maxamed Caateeye
Waa Marag Madoon In Telcom ay tahay Shirkadii Ugu Horaysay Ee Gobolkan Ka Bilawda Isgaadhsiin Iyadoo…….”Prof. Saleebaan
“Telcom Waxa Riixaya Damiirka Samaha Wada Ee Jecel Hormarka Waxana Aan Kaga Midho Dhalinay Hamigayagii …Maamule Xasan Yuusuf
Hargeysa-(Lug)-Warar aan la xaqiijin oo ku wareegeya xarunta golaha gurtida Somaliland ayaa sheegeya in la bilaabay olole kale oo ka dhan ah Guddoomiyaha G/guurtida Saleemaan Maxamuud Aadaan
Borama-(Lug)-Wararka ka imanaya degmada Lughaya ayaa sheegeya in doon loo qaatay in dadkii saarnaa oo tahriibayaal ahi dhammaantood geeriyoodeen marka laga reebo laba nin oo midkood noolyahay midkoobna mayd
Borama-(Lug)-Hayadda cuntada Adduunka ee loo yaqaan WFP ayaa rashin mucaawino ah gaadhsiisay tobannaan qoys oo ku tabaalaaysan degaanno hoos yimaadda gobolka Selel.
Borama-(Lug)-Mid ka amid ah waalidiinta Boorama aabana u ahaa wiil dhallinyaro ah Boorama lagu dilay sannadkii 2006dii ayaa xukuumadda madaxweyne Rayaale kaga cawday caddaalad darro iyo fulin la’aan
Borama-(Lug)-Wararka ka imanaya degmada Saylac ayaa waxa ay sheegayaan in Koronkor xoogani ay ka dilaacday deegaanada ku hareeraysan Karuure ee degmada Saylac,
Hargeysa-(Lug)-Shirkii Golaha Wasiirada oo uu gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta oo Isniin ah lagu qabtay xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Hargeysa.
Saca Geesaha Wayni Lo’oda Hadhka Wuu Ka Didiyaa Isaguna Ma Hadhsado yaanan Arinta Somaliland Laga Dhigin”
Boorama-(Lug)-Salaadiinta gobolka Awdal ayaa goor dhawayd shir jaraa’id ku qabtay Hotelka Rays ee Magaalada Borama,
Madaxweynaha iyo labada musharax ee asxaabtuna waa inay kulan toos ah oo wada hadal iskugu yimaadaan” Md. Cabdiraxmaan Cirro, Gudoomiyaha golaha Wakiilada - Wareysi Khaasa
Laascaano-(Lug)-Waxaa saaka sidii caadiyan dhici jirtay isugu yimi maanta oo isniin ah Guriga Gobolka ee magaalada Laascaanood masuuliyiinta maamulka Somaliland ee Gobolka Sool
Eng.Saylici ayaa Horseed u Ahaa Maamul Wanaaga SHABA…..”Ibraahim Magan
“Dhawrida Isticmaalka Biyaha iyo Ilaalinta Nadaafadu Waa Labo aan Kala Maarmin……..” Halkudhiga Sanadka
Boorama-(Lug)-Munaasabada maalinta Biyaha Aduunka oo ku began 22ka march ee sanad walba ayaa maanta laga xusay magaalda Boorama.
Borama-(Lug)-Munaasibada deeqda loogu wareejinayay Iskuulkaasi ee dhigtaan Caruur dhagoolayaal ah ayaa waxaa maanta la gudoonsiiyay qalab ka kooban Mashiinka laydhka ee loogu talo galay xaruntaasi oo KVA-giisu dhan yahay 15,
Golaha Wakiillada oo diiday in cid aan Wasiirka Maaliyadda ahayn ay su’aalo ka waydiiyaan Miisaaniyadda 2009
“Wasiirku waxa uu Berbera u tegay isagaa og” Wasiir Ku-xigeenka Maaliyadda
“Wasiirku xaq uma laha inuu tago Berbera, isagoo og inuu Golahan la leeyahay balan uu qaaday” Xamse Gaada-weyne
Hargaysa-(Lug)-Gudida kamooshinka qaranka ayaa caawa madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Daahir Rayaale Kaahin u gudbiyay warqadii ogolaanshaha in ay doorashadii madaxweynahu ay qabsoonto 31 May 09.
Ururka kulmiya jaaliyadaha Somaliland ee Yurub (SSE) ayaa maanta kulan weyne uga bilowday magaalada UPPSALA ee waddanka Sweden. Kulanka waxa lagu qabtey dhismaha qadiimiga ah ee lagu magacaabo Wik- slott.
Borama-(Lug)-Habeenimadii waxa Maamulaha shirkada Telesom C/qaadir Aadan Nuur uu shahaadooyin gudoonsiiyay labo arday oo ka mid ah Ardayda wax ka barata kuliyadda Maamulka iyo Maaraynta
Shir balaadhan oo uu maamulka Jaamacada Nugaal University ku qabtay Hoolka Shirarka ee Hotel Xamid International ee magaalada laascaanood
“Wariye warbixin akhriya waxaan ugu jeclaan jirey Idriis Xasan Diiriye “ Cowke oo u warramayey Universal Tv
Wariyaha laanta Af Somaliga ee BBC-da Axmad Xasan Cawke ayaa dhinacyada Xamar isku haya ugu baaqey in ay hubka iska dhigaan oo ay is afgarad wax walba ku dhameeyaan una naxariistaan sida uu sheegey shacabka dhibaataysan.waraysi uu siiyey televisionka […]
Hargeysa-(Lug)-Afar Koontiinaradda waaweyn ah oo ay ku jirto lacag shilinka Somaliland ah oo xukuumadu soo daabacatay, ayaa xalay lagu rogay xarunta Bangiga dhexe ee Somaliland ee magaalada Hargeysa,
Hargeysa-(Lug)-Hanti-dhawraha Guud ee qaranka Mr. Axmed Xasan, ayaa markii u horreysey muddo afar sanno ah Golaha Wakiillada shalay horgeeyey xisaab-xidhka miisaaniyad-sanadeedkii 2007 ee xukuumaddu laashay ku dhaqankeeda.
Laascaano-(Lug)-Waxaa soo gaadhay xarunta magaala madaxda Gobolka Sool ee Laascaanood Gudoomiyihii Degmada Taleex ee maamulka Puntland isagoo isu soo dhiibay maamulka Somaliland
Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu caawa Casho sharaf Qasriga Madaxtooyada ugu sameeyay Wefdi balaadhan oo ka socda dalka Faransiiska.}
Borama-(Lug)-Gudoomiyaha Waxbarashada G/Awdal Prof Daahir Maxamuud Xadi ayaa ka soo laabtay kormeer shaqo oo uu muddo 2 maalmood ah ugu maqnaa degmada Baki,
Borama-(Lug)-Waxa jira warar la xidhiidha sida maalinba maalinta ka dambaysa ay usii badanayaan shaqaalaha iyo saraakiisha dawladda Soomaaliland ee dalalka reer galbeedka magangelyada weydiisanaya