Hargeysa-(Lug)-Suxufiga Caanka ka ah ee dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, isla markaana hadda ka hawl-gala Telefiishanka Caalamiga ah ee Al-Jazeera, Raage Cabdillaahi Oomaar, ayaa toddobaadkan booqasho shaqo ku yimid dalka Somaliland,
Hargeysa-(Lug)-Suxufiga Caanka ka ah ee dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, isla markaana hadda ka hawl-gala Telefiishanka Caalamiga ah ee Al-Jazeera, Raage Cabdillaahi Oomaar, ayaa toddobaadkan booqasho shaqo ku yimid dalka Somaliland,
Human life begins from couples and ends to families. So, live with a couple and get hand into your mouth”
Laascaano-(Lug)-Waxaa saaka lagu qabtay hoolka dawlaa hoose ee magaalada laascaanood xaflad ay xilka kula kala wareegayeen labada xoghaye ee hadda isbadalay ee dawlada hoose
Hargeysa-(Lug)-Waxa markii ugu horeysay soo baxay aragtida xisbiyada ee go’aankii ay shalay galab magaalada Hargaysa ka soo saareen guddidii dhexdhexaadinta khilaafyadii ka dhashay dib u dhaca doorashooyinka iyo muddo kordhinta xukuumada.
Johannesburg-(Lug)-Waxaa malaamahan soo baxay hargab la qaado doofaarka oo ka soo bilaamay qaaradda America gaar ahaan dalka Mexico, Hadaba hada wuxuu ku faafay Yurub . new Zealand, Aasiya, iyo Africa,
Ku: Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin
Ku: Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo
Ku: Guddoomiyaha xisbiga UCID Mudane Faysal Cali-waraabe..
Tunisia-(Lug)-Wargeyska Al-Riyaad ee ka soo baxa dalka Sucuudiga ayaa sheegey in 10% haweenka dalka Tunis ay raggooda garaacaan ama ay gacan u qaadaan iyo in dhawaan laga asaasey dalkaasi jumciyad u doodda xuquuqda ragga ay dumarkoodu ka adagyihiin
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shirkada Africa On-line Borama iyo Aloog Electricity Company waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Marxuum Xaamud Axmed Xadi (Geeljire)
Borama-(Lug)-Dadweynaha reer Soomaaliland ayaa weli ka dhursugaya waxa kasoo bixi doona dhexdhexaadin kooxo la sheegay inay kormeeri doonaan anshaxa doorashooyin Soomaaliland
Guddiga Dhexdhexaadinta Khilaafaadka Siyaasadeed ayaa saaka kulamo kala duwan la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo guddoomiyeyaasha labada xisbi mucaarad
33 ka mid ah waa la sii daayay Maanta halka 27 kalena …..
Borama-(Lug)-Warar xog ogaal ah oo ka soo baxaya xarumaha Booliiska ayaa waxa ay sheegayaan in maanta la sii daayay 33 dhalinyaro ah ka dib markii ay hal habeen ku xidhnaayeen saldhiga dhexe ee magaalada Borama
Johannesburg-(Lug)-Xisbiga ANC talada haya ee dalka koonfurta Afrika ayay raacday guul baaxad weyn oo aqlabiyad ah, gudigada doorashooyinka IEC ayaa duhurnimadii sabtida soo saaray natiijadii kama dambeysta ahayd.
Borama-(Lug) Waxaa saaka lagu qabtay fagaaraha ku yaala dugsga sare ee Alaqsa xaflad ay soo qaban qaabiyeen ardayda dhigata fasalada 3B iyo 3C taas oo lagu xusay in ay suura gashay in ay ardaydaasi
Waxaan hanbalyanaaa Ahmed Cabdi Nuur Iyo Xaaskiisa Amal Ibraahim Cilmi oo wiil ugu dhashay wadanka south Africa magaalada johannesburg xaafada fordsburg oo dhashay 21.4.009 wiilkaasi oo loo bixiyay Ridwaan Ahmed Cabdi Nuur
Al-Qaahira-(Lug)-Wargeyska al -wadan ee ka soo baxa dalka Sucuudiga ayaa baahiyey warbixinta sheegeysa wasiirka ilaalinta deegaanka ee Somalia Burci Maxamad Xamza oo ay hurdo la tegtey isaga oo ku sugan garoonka diyaaradaha ee al -qaahira
Boorama-(Lug)-Ciidamada booliiska ee magaalada Borama ayaa caawa fuliyay howlgal ay ku soo qaqabanayaan dhalinyaro tiro badan oo habeennimadii xalay ahayd dagaalo ay dhex mareen, howlgalkan caawa
Borama-(Lug)-Munaasibad lagu xusayey maalinta caalamiga ah ee waxbarashada ayaa maanta lagu qabtay magaalada Boorama. Munaasibaddan oo ay kasoo qaybgaleen badhasaab kuxigeenka G/Awdal Cabdi Nuur Sugaal
aabbo Axmad Maxamad Siciid ahna wakiilka S.Land u fadhiya dalka Sucuudiga
aabbo Maxamad Aden Cabdoo
Maxamad Siciid Caruuse iyo xaaskiisa
Cabdi Buuni iyo xaaskiisa
Maxamad Cusmaan iyo xaaskiisa
Hargyesa-(Lug)-Mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa manta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Md. Xasan Cumar Hoori, oo buuxiyay xubinimadii Komishanka Doorashooyinka
Borama-(Lug)-Tan iyo markii muddo kordhinta sharciga dhaafsiisan u Golaha Guurtidu u ansixiyey xukuumadda wakhtigeedu dhammaaday waxa dalka ka dhacay wax aan weli soo marin balse laga filayey xukuumadda Rayaale.
Sana’a-(Lug)-Ururka arday reer Somaliland ee wax ka barata wadanka yemen ayaa habeen kii xalayto xaflad si heersare ah loo soo agaasimay ku doortay hogaan jadiida oo ururku uu yeelan doono
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta waxa uu hambalyo diiran u diray hogaanka Xisbiga ANC Mudane Jacop Zuma guushii uu ka soo hooyay doorashooyinkii ka dhacay dalka South Africa.
Magciiisu waxa uu ahaa Xaaji Xuseen Jaamac Iidle (XaajI diide), Waxa uu baal dahab ah ka geley halgenkii gobonnimo doonka Djibouti, waxa uu ka mid ahaa hantiilayaashii geeska Africa ugu weynaa qaybtii danbe ee qarnigii 19aad. Isaga ayaa asaasey waaxda ganacsiga ee Djibouti (Chamber de Commerce de Djib),waxa uu waqfi ahaan ula baxay hanti aan […]
Annaga iyo Baanku waanu isla qaadanay, meel aanu Madaxweyne dacwad isula tagnayna ma jirto”
“Been sheegi maayee habeen walba waxaan ku ducaystaa Illaahow wax umaddaasi leedahay ha ii baahin”
“Adiga iyo Rayaale waxa la idiin arkaa labada nin ee ugu Musuq iyo hanti lunsi badan Somaliland, idinku sidaa ma isu aragtaan?
“Wasiir, dadku waxay idiin bixiyeen Xukuumad aan […]