Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Dahir Rayale Kahin, Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ee KULMIYE Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ee UCID Mudane Faysal Cali-waraabe, kulankii ugu horreeyey ee maanta kula yeesheen guddida dhexdhexaadinta khilaafaadka siyaasiga ee EMB, waxay isku raaceen in xal loo helo is-mariwaaga siyaasadeed ee taagan.
Madaxweynaha iyo labada guddoomiye iyagoo ka hadlay duruufaha dalka ka taagan iyo kuwo ku mandaqadda, waxay kulankaa isku waydaarsadeed fikradahooda iyo aaraahdooda.
Madaxweyanaha iyo labada guddoomiye waxa ay kulankaas ku cusboonaysiiyeen, awood buuxdana ku siiyeen guddida dhexdhaadinta inuu soo darso fikradaha ay soo jeediyeen go’aanana ka soo gaadhaan.
Guddida dhexdhexaadinta khilaafaadka siyaasiga ee guddida ilaalinta iyo anshaxa doorashooyinka.


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Madaxweyne Rayaale Iyo Labada Gudoomiye Mucaarid Oo Kulankii Ugu Horreeyey Maanta Yeeshay "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback