12.JPGSana’a-(Lug)-Ururka arday reer Somaliland ee wax ka barata wadanka yemen ayaa habeen kii xalayto xaflad si heersare ah loo soo agaasimay ku doortay hogaan jadiida oo ururku uu yeelan doono kadib wajigabax iyo khilaafaaf dhereeday oo uu soomaray Ururka ardaydu

12.JPG
 
Hadaba ururka ayaa ujeedooyinkiisu yahay sidii la iskugu xidhilahaa ardayda wadanka yemen wax ka barata ee ka soojeeda gobalada Woqooyi ama Jamhuuriyada Somaliland kuwaas oo mudooyinkii danbe kusoo badanaayey wadanka Yemen  kadib heshii dhinaca waxbarshada ahaa oo ay labada wadan waa Somaliland iyo Yemen eh kala sixeed deen kaasi oo ay dawlada yemeni ugu balanqaaday in ay siin doon kuraas minxa ah(scholarship) oo dhan ilaa 10 kursi sanadkiiba  oo leh takhasusaad kala duduwan.

23.JPG
 
Si kastaba ahaatee Ururkan ardayga  ee hada dib loogu doortay hogaanka cusub  ayaa la filayaa in uu ardayda isku keeni doono islamarkaasina wax ka qaban doono khilaafaadka ragaadiyey horumarka ururka.

33.JPG
new-image.JPG
new-image1.JPG

Wariye:-
Hamza Mohmoud Abbas
Lughayanews-Sanca