aabbo Axmad Maxamad Siciid ahna wakiilka S.Land u fadhiya dalka Sucuudiga
aabbo Maxamad Aden Cabdoo
Maxamad Siciid Caruuse iyo xaaskiisa
Cabdi Buuni iyo xaaskiisa
Maxamad Cusmaan iyo xaaskiisa
Maxamad Carab Cali
Cabdulqaadir Cabdi -Shaqalle iyo xaaskiisa
Cabdillaahi Ciise iyo xaaskiisa
Cumar Cabdi iyo xaaskiisa
Maxamad Cabdillaahi (Faruur-taag)
Sacuud Maxmuud Qardhab iyo xaaskiisa
Cabdi Faarax iyo xaaskiisa
Ayman Xuseen Degaal
Xasan Nuur Kooshin
Cali Yusuf (Dila)
Cali Cuthmaan Cilmi
Suleiman Xasan Wacays
Xuseen Faarax Xasan
Mustafa Haaruun Maxmuud
Fahd Maxmuud Maxamad
Dhammaan mudanayaashaasi waxa ay hanbalyo iyo booghaadin u dirayaan Maxamad Axmad Maxamad Siciid iyo Muntaha Maxamad Aden Cabdoo oo uu arooskoodu ka dhacey magaalada Riyaad ee xarunta dalka Sucuudiga, waxayna ilaahay uga baryayaan ubad khayr qaba iyo nolol qoysnimo oo farxad iyo reynreyn xanbaarsan ,, ,, aamiin aamiin.




Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Hanbalyo: Muxamad Siciid iyo Muntaha Cabdoo Oo Uu Arooskoodu Ka Dhacay Riyaad "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback