Waxaan hanbalyanaaa Ahmed Cabdi Nuur Iyo Xaaskiisa Amal Ibraahim Cilmi oo wiil ugu dhashay wadanka south Africa magaalada johannesburg xaafada fordsburg oo dhashay 21.4.009 wiilkaasi oo loo bixiyay Ridwaan Ahmed Cabdi Nuur
1 Aabo Cabdi Nuur Caamir
2 Hooyo Hibo Muuse Buuni
3 Adeero Xasan Nuur Caamir
4 Khadra Cabd Nuur
5 Cabdilaahi Cabdi Nuur
6 Raxma Cabdi Nuur
7 Faadumo Cabdi Nuur
8 Faysal Ibraahim Cilmi\
9 Maxamed Ibraahim Cilmi
10 Muxibo Ibraahim Cilmi
11 Mustafe Maxamuud Samatar
12 Maxamed Xasan Babis
13 Sahra Sahal
14 Ahmed Cismaan Waabari
15 Guuleed Bulaale Cade
16 Cali Cabdi Yusuf
17 Cabdinaasir Ahmed Kaamil
18 Mukhtaar Cabdi Faarax
19 Cabdicasiis Hargaysaawi
20 Xasan Maxamed Xasan
dhaman dadkaasi oo kala jooga dal ka gihiisa iyo dibadiisa waxay han bal iyo iyo bogaadin u dirayaan ahmed cabdi nuur Iyo amal ibraahim cilmi ,oo wiil ugu dhashaya wadanka suoth african magaalada johannesburg xaafada fordsburg . wiilkaasi yare oo loo bixiyay ridwaan ahmed cabdi nuur
waxaan ilaahay uga baryaynaa inay noqdaan kuwii dalkooda iyo dadkooda iy diintoodaba anfaca aaamiin aaamiin
Wariye:-
Ibraahim Maxamed Hasan Miigane (Zeki)
Lughayanews- Johannesburg


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Hambalyo: Ahmed Cabdi Nuur Iyo Xaaskiisa Amal Ibraahim Cilmi Oo Wiil Ugu Dhashay Wadanka South Africa "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback