3.jpgJohannesburg-(Lug)-Waxaa malaamahan soo  baxay hargab la qaado doofaarka oo ka soo bilaamay qaaradda America gaar ahaan dalka Mexico, Hadaba hada wuxuu ku faafay Yurub . new Zealand, Aasiya, iyo Africa,   wadanka Mexico wuxuu ku dilay ilaa 159 qof oo ay  tahay meeshii  ugu  horaysay ee uu  ka bilaamo hargabkaasi   iyadoo la sheegayo  Mareykanka cudur uu  hada ka jiro , waxaa kale oo uu ka dilaacay  wadanka  Germany oo gabi ahaan la joojiyay shaqadii  oo dhan waxaa kale  oo uu  ka dilaacay wadan ka  Israel oo faro ba’an ku hayo iyo wadanka Masar oo la dilayo inka badan  34000 oo dooraaf ah  sida ugu  dhakhso badan oo wadankaasi  ku noolaa   laakiin lama sheegin inuu  ka jiro cudurkan hargabka ah wadanka Masar.

31.jpg

Hayada caafimaadka Adduunka  who ayaa waxaa baaritaan  xoog leh ku wadaa sidii  loo heli lahaa ka hortag iyo wixii daafic lahaa dalka cudurkan ku dhacay iyadoo ilaa  hada  wax dawo loo helin, dhakhaatiirta  Aduunka ayaa  ka yaaban  sidii  wax looga qaban lahaa  hargabka laga qaado  doofaarka.

4.jpg

Wadanka South Africa  ayaa maanta joojiyay wixii duulimaaada ahaa ee ka imanayay  qaarada America iyo  Israel  markuu  ka hadlay wasiirka caafimaada  ee South Africa ayaa sheegay inuu  hadana ka  jirin  wadanka south Africa cudurka hargabka ee laga qaado  doofaarka , laakiin  hadii  uu  sii socdo waxaa  laga yaabaa inuu  yimaado  wadan, Hadaba sidaas baa looga hor tagi karaa.

5.jpg
getattachment.jpg

Wariye:-
Ibraahim  Maxamed (Zeki)
Lughayanews-Johannesburg