Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shirkada Africa On-line Borama iyo Aloog Electricity Company waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Marxuum Xaamud Axmed Xadi (Geeljire) Oo daraad 27/04/2009 Dhawaan Shil Baabuur ku dhintay Deegaanka Gebiley.
Tacsidan ayaa waxay ku soocotaa dhamaan eheladii marxuumka Gaar ahaan Maxamed Dayuur oo uu adeer u ahaa Marxuumku
Waxaanay ilaahay uga baryayaan inuu Janadii Fardowsa ka warabayo eheladii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo.
Anana hadaanu nahay Bahda Lughayanews waxaan tacsi taasi la mid ah gaadhsiinaynaa Sxbkayo Maxamed Dayuur iyo dhamaan qoyskii iyo Qaraabadii uu ka tagay Marxuumku
Waxaanan eebe uga baryaynaa inuu Janadii Fardowsa ka waraanyo eheladii iyo Qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo
Aamiin aamiin


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Tacsi: Marxuum Xaamud Axmed Xadi (Geeljire) Oo Dhawaan Shil Baabuur Ku Dhintay Deegaanka Gebiley "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback