Dhamaan qoyska reer Hamud Jirbil iyo Bahda Lughaya news waxay tacsi u gudbinayaam dhamaan reer Cumar Madoobe oo kala ah:
Dhamaan qoyska reer Hamud Jirbil iyo Bahda Lughaya news waxay tacsi u gudbinayaam dhamaan reer Cumar Madoobe oo kala ah:
Guddida dhexdhexaadinta ee EMB isagoo haysta kalsoonida saddexda xisbi qaran siiyeen waxa uu dadweynaha ugu baaqayaa in kulankii ugu horreeyey ee xallinta khilaafaadka siyaasadeed
Waxaa saaka shir balaadhan isugu yimi masuuliyiinta maamulka Somaliland ee Gobolka Sool, aqoonyahanada, cuqaasha iyo shacab wayne aad u fara badan shirkaas oo ka dhacay hoolka Dawlada hoose ee magaalada Laascaanood
Hargeysa-(Lug)-Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) ayaa faahfaahin kooban ka bixiyey kulan wadahadal ah oo maalintii shalay dhexmaray iyaga iyo wefti ka socday safaraada dalka ingiriiska ee magaalada Addis Ababa,
Dacwo-oogaha dowladda Mareykanka ayaa kusoo oogay ninkaas, oo la yiraahdo C/wali C/qadir Muuse, shan fal dambi, oo nuxurkoodu uu yahay burcad-badeednimo caalami ah oo loo geystay shakhsiyaad iyo hanti uu Mareykanku leeyahay.
Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa maanta uu xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefdi ka socda Safaarada Ingiriiska u fadhida Caasimada Itoobiya ee Addis ababa.
Borama-(Lug)-Maayarka Magaalada Borama ayaa shalay ka qayb galay kulan dadwaynaha Xaafada Sh.Cali Jawhar loogu dhisayo Gudiyo ka howl gala degaankaasi,
Dhamaan Bahda Lughayanews ee kala ah:
1. Wariye Abokor Xasan Caafi
2.wariye Maxamad Cumar (Hyene)
3.Wariye Cabdale Cali Yuusuf
Borama-(Lug)-Ciidanka amniga Boorama ayaa shalay xabsiga Boolis u taxaabay Md.Daahir Jaamac muuse (baalwaraabe), Xadhigga Daahir Jaamac Muuse ayaa loo nisbaynayaa inuu ka dambeeyey amar kasoo baxay xukuumadda
Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu maanta soo saaray qoraal uu ku ansixinayo xubinta cusub ee loo magacaabay Komishanka Doorashooyinka Qaranka.
Shiikh-(Lug)-Boqolaal qof oo ka tirsan taageerayaasha xisbiga KULMIYE ee degmada Shiikh ayaa saaka isu-soo-bax ballaadhan ka sammeeyey xarunta KULMIYE ku leeyahaya Shiikh.
Guriga Maanta Sanuunad Lagu Kariyaa Waa Madaxtooyada, Ha Urinina Ayaa La Leeyahay” Md.Ismaaciil Muumin Aar
“Wasiirada Dawladda Maantu Rayaale Ma Odhan Karaan Macawista Xidho” Mud.Oomane
“Daagaalka Xabadda Ah Waxa Ka Xun Dagaalka Maskaxda Ee Ay Aqoonyahanno Badani U Dhinteen’ Xil. Ikraan Xaaji Daa’uud..
Burco-(Lug)-Xisbiga Mucaaridka ugu wayn ee Kulmiye ayaa saaka isu-soobax balaadhan oo ay kaga soo hor-jeedaan muddo kordhinta Xukuumada Rayaale iyo Ku xigeenkiisa ka sameeyay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer.
Waxaanu Diyaar U Nahay Inaanu Dhegaysano Cid Kasta oo Nasteexa Ummadda Ka shaqaynaysa Garteena waanu Qaadanaynaa oo Gardiid Noqon Mayno” Axmed Siilaanyo..
Maxamed Maxamuud Cabdilaahi (Qays)
Cabdiqaadir Cabdilaahi Barre (Cabka)
Xaali Axmed Daahir
Cabdiraxmaan Daa’uud Warsame
Siciid Muuse Jibriir
Borama-(Lug)-Wasaarada Caafimaadka ee dalka ayaa la sheegayaa inay maanta maanta soo gaadhsiisay Xafiiska Wasaarada ee Gobolka Awdal warqad xilka lagaga qaaday Isuduwihii Wasaarada Md.C/laahi Muuse Yoonis
Borama-(Lug)-Gudoonka Waxbarashada gobolka Awdal Prof.Daahir Maxamuud Xadi oo uu wehlinayo agaasimaha xafiiska Imtaxaanaadka qaranka Daa’uud Axmed Faarax
Borama-(Lug)-Maalmihii ina dhaafay waxa magaalada Borama ku sugnaa salaadiin tiro badan oo ka kala timiday gobolada Togdheer,
Borama-(Lug)-Qaliinadan ayaa waxa soo doontay dadwayne tiro badan oo ka kala yimid gobolada dalka waxana sida ay sheegeen Masuuliyiinta Wasaarada Caafimaadku loo qorsheeyey inay ka faa’iidaystaan qaliinadan bukaano gaadhay 100 Qof.
Borama-(Lug)-Wakiilka Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ee gobolada Salal/Awdal Axmed Muumin Seed oo uu weheliyo gudoomiyaha Xisbiga ee degmada Borama Maxamed Cilmi Xuseen ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay hotel Rays ee magaalada Borama.
Hargeysa-(Lug)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Soamliland Md. Cabdilaahi Ismaaciil Cali (Cirro) ayaa daboolka ka qaaday in xisbiyada mucaaridka ah ee KULMIYE iyo UCID ay xarumahooda ku qabsan karaan shirarkooda,
Aasaaska, nuxurka iyo Tiir-dhexaadka dimuqraadiyadu waa doorasho Xor iyo Xalaal ah. nidaamka iyo qaab dhismeedka dawladeed JSL, waxaa si cad u xadidaaya Distoorka Qaranka JSL,
Hargeysa-(Lug)-Mudane oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland, isla markaana ka mid ahaa 42-kii Xildhibaan ee 28-kii bishii Maarso u coddeeyay aqbalaada muddo kordhinta lixda bilood ah
C/laahi xaaji waxa uu astaan u yahay aqoon jacayl, holkarnimo, karti, firfircooni, waxqabad, daryeelka macamiisha iyo odoynimo qiimo badan”