GEB- (Lughaya.com) Hanti lacageed oo taageerayaasha qurbaha ee horumarka Adal ay gaadhsiiyeen dhismaha ka socda magaalada GEB ee galbeed dalka Somaliland.
GEB- (Lughaya.com) Hanti lacageed oo taageerayaasha qurbaha ee horumarka Adal ay gaadhsiiyeen dhismaha ka socda magaalada GEB ee galbeed dalka Somaliland.
Borama-(Lug)-Ciidanka amniga Boorama ayaa shalay gelinkii hore kala dareeriyey ,qaarna garaacay shaqaale ku hawlanaa dhismaha deyrka maxkamadda G/Awdal ee magaalada Boorama kaddib markii sida la sheegay maamulka dawladda Hoose uu fasaxay dhulkaasi in la dhisto.
Borama-(Lug)-Xubno isugu jira salaadiin iyo madax dhaqameedyo kasoo jeeda degaanka Sh.Cusmaan ee magaalada Boorama ayaa ka dayriyey xaaladda nololeed iyo tan caafimaad ee haysta dadkii kazoo barakacy dagaalada Muqdisho ee u dhashay G/Awdal
Berbera-(Lug)-Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo Wefdigii uu hogaaminayay oo muddo dhawr maalmood ah ku negaa gobolka Saaxil, si ay u soo kormeeraan xaaladaha ay ku sugan yihiin degmooyinka kala duwan ee gobolka,
Arabsiyo-(Lug)-Saddex nin ayaa ku dhintay, afar kalena way ku dhaawacmeen kadib markii uu shalay ku dumay ceel-biyood sagaal joog ah oo ay ka qodayeen beer ku taal degmada Arabsiyo oo ka tirsan Gobolka Gabiley.
Berbera-(Lug)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo Wefdigii uu hogaaminayay oo ay weli u socoto kormeerkii shaqo ee uu ku marayay Gobolka Saaxil, ayaa maanta booqday dhawr degmo oo ka tirsan Gobolka.
Waxa xalay la soo Gabagabeyey Ciyaarihii jaaliyadaha oo mudo ka socday wadankan Qatar oo ay ka soo Qayb galeen jaaliyado badan oo Dalka Qatar Degan, halkaas oo kooxda k/cagta ee Jaaliyada Soomaaliyeed
Dr.Maxamuud Xuseen Cige
Maxamed Xuseen Cige
dhamaan qoyska reer xuseen cige
Idiris X.Xaamud Jibiiil
Dhamaan qoyska reer Xaamud Jibriil
Boorama-(Lug)- Shabakada wararka ee Lughayanews ayaa maanta ku booqatay xafiiskiisa gudoomiyaha ururka ARNA Md.C/qaadir Aadam Nuur waxana ay la yeelatay waraysi dheer oo taabanayay dhinacyo badan, waraysigaas ayaa u dhacay sidan.
Qalinkii Wariye Maxamed Cumar
Borama-(Lug)-Sida la ogyhay dawlad xafiisyadeedii dad shicib ah xoog ku haystaan ama siyaalo kale looga horjoogo inay hawlaheeda ku qabsataayi maaha dawladnimo taam ah
Hargeysa-(Lug)-Sadexda Xisbi siyaasadeed ee Somaliland UDUB, KULMIYE iyo UCID iyo Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta qalinka ku duugay heshiis ku saabsan xeer-dhaqameedka anshaxa doorashada
Waxa maanta kulan gaar ahi dhex maray Ku xigeenka wakiilka Somaliland ee Sweden Mudane Hussein Mohamed Ali ( Hussein Wadadyare) iyo Marwo Carina Hägg oo ah marwo ka tirsan gollaha wakiilada ee dalkan Sweden, lagana soo doorto gobolka Jönköping ee dalka Sweden.
Being oral society makes Somali people at the state of not having recorded historical books”
Our heritage needs to be studied at the local universities”
Borama-(Lug)-Magaalada Boorama ahna magaalo madaxda gobolka Awdal ayaa waxa waayadan dambe si cad looga dareemaya iibsiga iyo xaraashka dhulka danta guud, Daaraha ka hadhay xafiisyadii adeegyada dadweynaha ee ka hadhay xukuumadiuhii Siyad Barre iyo tii u horreysay ee Soomaaliland.
London (Lug)- Mr. Axmed Maxamed Axmed (Jawhari) oo ka tirsanaan jirey xisbiga talada haya ee UDUB, dhowaanna ku biiray urur-siyaasadeedka UDHIS, ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya oo uu magaalada London
Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefdi uu hogaaminayo Xidhiidhiyaha hay’adaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Mr Mark Bowden.
Boorama-(Lug)-Tartankan oo ah mid sanad waliba laga qaban qaabiyo dugsigan bisha labaad lana soo dhamaystiro bisha shannaad, ayaa waxaa sanadkan ka qaybgalay arday tiradoodu dhan tahay 610 arday kuwaas oo ka kala socda dhamaan fasalada kala duwan ee dugsiga.
Riyaad(lug)-dabbaal deggii 18ka May ee gooni isku taagga Somali Land ayaa lagu qabtey magaalada Riyaad ee xarunta dalka Sucuudiga, waxaana halkaasi lagu soo bandhigey
Boorama-(Lug)-Waxa lagu wadaa in uu maalinta bari ah soo gaadho magaalada Boorama wafdi sare oo uu hogaaminayo Musharaxa Madaxwayne Ku Xigeenka Xisbiga UCID Md. MAxamed Rashiid Sh. Xasan Guuleed oo uu wehelinayo Afayeenka xisbiga Ucid Md. Xasan Xuseen Codyare.
Sanca-(Lug)-Xaflad si heer caalami ah loo soo agaasimay oo lagu xusayey 18 may ahna sanadguuradii 18aad ee ka soowareegtay gooni isu taaga Somaliland ayey ku qabteen Ururka Ardayda ee reer Somaliland magaalada Sanca ee wadanka Yemen .
Dhaka-(Lug)-Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo lagu xusayay maalinta xornimada Somaliland ee 18 MAY ayaa caawa fiidkii lagu qabtay HOTEL EFES ee caasimada Dhaka ee dalka Bangladesh.
6dii April,1960 Golaha la tashiga sharci dejinta Maxmiyadu wuxuu go’aamiyay in degdeg loo helo gobanimo iyo madaxbaani buuxda wuxuuna ogoladay in 12 Abril 1960
Doha-(Lug)-Waxa ayaan darro ah iyada oo aduunka oo dhan laga xussay maalinta qaaliga ah ee 18 MAY oo qiimo badan ugu fadhida dhamaan shacbi waynaha Somaliland, in ay baaqato xafladii sida caadiga ah loogu qaban jiray sanad kasta magaalada Dooxa,
Hargeysa-(Lug)-Xaflad balaadhan oo lagu xusayay maalinta xornimada ay Somaliland kala soo noqotay Soomaaliya 18/May/1991, ayaa xalay lagu qabtay qasriga Madaxtooyada Somaliland.