tacsi.jpgDr.Maxamuud Xuseen Cige
Maxamed Xuseen Cige
dhamaan qoyska reer xuseen cige
Idiris X.Xaamud Jibiiil
Dhamaan qoyska reer Xaamud Jibriil
Iyo waliba dhamaan Shaqaalaha Shirkada AFRICA ON-LINE TELECOM BORAMA
Dhamaan shaqaalaha shirkada Korontada Aloog Electiricity Company
Dhamaan shaqaalaha Jaamacada Eelo American University
Dhamaan Bahda Lughayanews

Waxay tacsi tiiraanyo leh dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Maxamed Xuseen Samaale oo shalay 27/05/2009 ku geeriyooday magaalada Borama.

Waxaanay ilaahay uga baryayaan inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo, Eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo

Aaamiin Aaamiin

——————————

sidoo kale waxaa dhanbaal tacsiyeed kaasi la mid ah ka soo direy dalka boqortooyada Sucuudiga shakhsiyaadkan hoos ku qoran:

Eng. Mustafe Haaruun Maxmuud iyo xaaskiisa Faiza Cabdillaahi iyo carruurtooda
Maxamad Cabdi Ibraahim iyo xaaskiisa Fatxiya Abuukar Caafi
Farxaan Suleiman Muuse (Sh.Foolxun)
Zakariye Xuseen-Quulle

waxayna marxuunka ilaahey uga baryayaan in naxariistiisa janno ka warraabiyio ehellediisii iyo qaraabadiisana sabirka waafajiyo aamiin,, aamiin.