Annaga oo kala ah dhaman dadka magacyadoodu hoosku xusanayihiin waxa aan hambalyo iyo bogaadin u dirayaan
Weriye:Cilmi Yuusuf Caddaawe Iyo Ismahan Mustafa Axmed oo 20/09/09 u meherkoodu kadhacay magaalada sanca eedalka yemen
Annaga oo kala ah dhaman dadka magacyadoodu hoosku xusanayihiin waxa aan hambalyo iyo bogaadin u dirayaan
Weriye:Cilmi Yuusuf Caddaawe Iyo Ismahan Mustafa Axmed oo 20/09/09 u meherkoodu kadhacay magaalada sanca eedalka yemen
Somali Medical Union (SMU) oo ah urur ay ku midaysanyihiin ardayda soomaliyeed ee cilmiga caafimaadka ka barata dalka Pakistan ayaa waayadaan danbe wuxuu waday wacyi galin
Berbera-(Lug)-Xaflad siwayn loo soo agaasimay oo lagu gudoonsiinayey deeq waxbarasho dugsiga dhexe ee Siciid Daud oo lagu qabtay hoolka Jaamacada Berbera
Qabanqaabadii xorriyada
25tii Ogostos 1960 waxaa la qabtay kalfadhigii ugu horeeyay ee looga doodaday gobonimada iyo midnimada Ummada soomaaliyeed waxaana la isku waafaqay in la soo hormariyo wakhtigii loogu talo galay xorriyada oo ku beegnayd 2dii December 1960 lagana dhigo 1da July 1960.
Caspian (lug) gabadh Iraniyad ah ayaa 5 dumar ah qudha ka jartey, faldanbiyeedkaasina u aaneysey in haweenkan ay leysey ay muuqaal ahaan hoooyadeed u ekaayeen
Waxay ila tahay Md. Siilaanyo iyo Eng. Faysal Naftooda ayay Qaraxyo ugala Baqeen Muwaadin Reer Boorame ah
18ka May Quluubta ayaa Laga Xusaa mana Aha Maqnaashaha Madaxdu Qorshe Kaambayn Lagu Galo” Muwaadin reer Burcaad Ah
Boorama-(Lug)-Munaasabadii manta ee xuska 18ka May ee manta ayaa dadwayne tiro badan oo siyaasada dalka iyo hanaanka dimuquraadiyada
Boorama-(Lug)- jawiga ay ku dhacday munaasabadii xuska Maalinta 18ka May ee sanadkan 2009 waxa ay ku dhacday manta jawi ka badalan kii ay dadbadan xalay ku seexdeen, inkasta oo ay jirtay dareen
Boorama-(Lug)-Xuskii munaasabada 18ka May ee manta ayaa waxa uu xambaarsanaa dareeno isku dhafan oo ay muujinayeen dadka reer Boorama, dadka reer Booram ayaa fikrado kala duduwan ka
Boorama-(Lug)- Xaflado kala duduwan oo lagu maamuusayay maalinta qaranimada Somaliland ayaa manta ka qabsoomay magaalooyinka Saylac, Lawyacado Xariirad Qulujeed iyo Garbodadar ee
Waxaa si aad baalaadhan oon hore loo arag looga dabaaldegay 18 guurada madaxbanaanida Jamhuuriyadda Somaliland magaala madaxda dalka Finland ee Helsinki, laguna qabtay masrax( theatre) ku yaal vuosaari.
Hargeysa-(Lug)- Waxa maanta si wayn looga xusay magaalda Hargaysa muunaasabada sanadguurada 18aad ee dhalashadii Somalilnad, Munaasabadan oo lagu qabtay Beerta Xoiyada ee Magaalada
……. 18ka May Waxa Ku Dhawaaqay Alle-ha-u-Naxariistee Sul. Maxamed Jamac Samatar….Reer Awdal ayaana Leh Somaliland
Boorama-(Lug)- Munaasabad aan look ala hadhin oo ay goob jog ka ahaayeen Badhasaabka Gobolka, Maayarka Magaalada, Gudoonka Waxbarashada,
Boorama-(Lug)-Jawiga magaalda Boorama ee Caawa ayaa ka badalan sidii caadiga ahayd, waxana sababtu ay tahay xuska munaasibada Sanadguurada 19aad ee dhalashadii Soomaliland oo ku beegan Maalinta Bari ah.
Boorama-(Lug)-aanta ayaa lagu qabtay xarunta xisbiga udub eegobalka awdal munaasibad balaadhan oa lagu taageerayay khudbadii madaxwaynahaha somaliland uu u jeediyay dadwaynahha 9 kii
Boorama-(Lug)- Gudoomiye ku xigeenka waxbadashada ee Gobolka Awdal Cabdiraxmaan Saleebaan ayaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo uu yeelan doono dugsi hoose dhexe ah oo laga dhisayo
Borama-(Lug)-Berri oo bisha May tahay 18 waxa Soomaaliland soo maraysa maalin kale oo la xusayo waxay ka heleen gooni isutaaggii ay dagaal ba’an u galeen toban sanadood ku dhawaad soomaaliya
Markaan Weydiiyey Sababta Ay Gaadhigaasi U Furfurteen,Waxay Iigu Jawaabeen Madaxweynahaa Noo Iibiyey “