Borama-(Lug)-16 tahriibayaal itoobiyaan aha ayaa lagu qabtay deegaanada Xuseeni ee dagmada Saylac, sidan waxa Lughayanews u xaqiijiyay Gudoomiye ku xigeenka golaha dagaanka Saylac Md. Cismaan Muumin Caare.
Borama-(Lug)-16 tahriibayaal itoobiyaan aha ayaa lagu qabtay deegaanada Xuseeni ee dagmada Saylac, sidan waxa Lughayanews u xaqiijiyay Gudoomiye ku xigeenka golaha dagaanka Saylac Md. Cismaan Muumin Caare.
Xildhibaanadii La Soo Doortay Markay Tallaabo Kale Oo Ay Qaadaan Garan Waayeen, Qof Kastaaba Mooraal Xumadiisa Gaarka Ah Ayuu La Hoos Jiifsaday Gurigiisa” Waraysi Khaas Ah Xildhibaan Maxamed Nuur Carraale (Duur).
Magaalada Hargeysa oo ah caasimada somaliland waxaa dhawaan lagu qabtey tartan ku sahabsan suugaanta soomaaliyeed, tartankaas waxaa ka soo qeyb galey dhalinyaro dhowr ah oo ilaahey hibo u siiyey curinta gabayada
Borama-(Lug)-Maxakamadda G/Awdal ayaa maanta gubtay badeecado sharaabka la qaso ah oo wakhtigoodii dhacay isla markaana xabsiga u taxaabtay ganacsatadii badeecadahaasi lagu soo qabtay .
Borama-(Lug)-Maamulka Isbitaalka Guud ee Boorama Ismaaciil Xaaji Muxumed Aye ayaa maanta isbitaalkaasi kusoo dhaweeyey laba ka mid ah muwaadiniinta qurba joogga kuna takhasusay cilmiga Shaybaadhka ama laboratory’ ga oo in muddo ah ka hawlgeli doona isbitaalkaasi.
Hargeysa (lug) Abwaan Maxamad Cismaan Budin oo ka soo jeeda gobolka Awdal ayaa ku guuleystey kaalinta koowaad ee tartankii gobollada Somali Land oo lagu qabtey magaalada Hargeysa
Hargeysa-(Lug)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mr:Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ha’adaha caalamka ugu baaqay inay hal milyan iyo afar boqol oo kun oo qof oo ay ku habsadeen abaaro soo noq-noqday ay raashin iyo gurmad bini’aadanimo la soo gaadhaan.
Dhamaan jaaliyada gobolada Awdal/Salal iyo waliba jaaliyada Somaliland ee wadanka South Africa waxay tacsi u dirayaan qoyskii uu ka baxay( Marxuunka Maxamuud Ismaanciil Xareed Baasuuke )oo Arbacadii luguna aasey magaalada CAPE TOWN ee wadanka South Africa,
Borama-(Lug)-Magaalada Boorama ayaa maanta si aad loo hadal hayey wax iska beddelay sarrifka lacagaha birta Itoobioya iyo tan soomaalilandta iyadoo maanta si aad ah looga dareemayey magaalada cabashooyin kasoo baxayey qaar ka mid ah ganacsatada qaadka .
Borama-(Lug)-Waxa maanta xarunta Moonlight ee magaalada Borama tabobar looga furay in ka badan 40 hablood oo da’adoodu u dhaxayso 17-ilaa 25 sano jir, lana barayay ka qayb qaadashada hogaaminta iyo qaabka wax loo hogaamiyo.
Johannesburg-(Lug)-Ugu yaraan hal qof ayaa la dilley, caawa oo lugu dilay magaalada port elisaberth ee gobaolka Easter cape (marxuunka oo la oran jiray (Cumar Cabdi ) dhacdooyin kala duwan oo kala dhacay gobolada Western Cape.
haddii La I Dooorto dowlad islaami ah ayaan soo dhisi doonaa) Ing.Faysal Cali-Waraabe
Riyaad-(Lug)-Xaflad lagu xusayey maalinta 26 ka June ayaa lagu qabtey hoolka munaasabadaha ee ee Nisfal Qamar ee k u yaal magaaladan Riyaad, waxaana ka soo qayb geley murashaxa jagada madaxwaynenimada Somali Land ahna
Saylac-(Lug)- Munaasabadii xuska 26ka June oo ku began maalintii uu dalkaSomaliland ka hantiyay xoriyada gumaystihii Ingiriiska 49 sano ka hor ayaa laga xusay magaalada Saylac ee gobolka Salal,
Djibouti-(Lug)-Waxa habeenkiii xalay illaa maanta oo sabti ah laga xusaya jamhuuriyada jabbuuti sannad guuradii 32-aad ee ka soo wareegtay markii xornimada ay ka qaateen gumaystihii Faransiiska 27 bishii June sannadkii 1977kii
Hargeysa-(Lug)-Xaflad Balaadhan oo Lagu Xusayay Munaasibadda 26 ka Juun ayaa xalay Lagu Qabtay Qasriga Madaxtooyadda ee JSL .
Laascaano-(Lug)-Waxaa saaka lagu qabtay Banki-ga magaalada Laascaanood xaflad balaadhan oo lagu furayay Bankiga magaalada kaas oo ay kasoo qayb galeen masuuliyiin ka socda Banka dhexe ee Somaliland,
Hundreds of fans have converged on the Los Angeles hospital where Michael Jackson was pronounced dead this afternoon (June 25).
ARDAA Annual Conference – “You can buy a House but not a Home” Ottawa, Ontario, Canada Program Outline: July 3 – 5, 2009
Borama-(Lug)-Xafiiska maamulka G/Awdal ayaa soo saaray wareegto lagu mamnuucayo shirarka ama seminaarada aanay waxba ka ogeyn maamulada laamaha dawladda ee G/Awdal.
Borama-(Lug)-Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland C/laahi ismaaciil Cirro ayaa maanta kasoo laabtay socdaal in muddo ah ugu maqnaa xeebaha Galbeedka ee dalka halkaasoo waayadanba laga hadal hayey inay kasoo degeen badeecado aan la cashuurin.
Boorama-(Lug)-Guddoomiyaha Gobolka Awdal ayaa la sheegeyaa inuu maanta magaalada Aw Barre ee dalka Itoobiya u qaaday ku dhawaad sideetan ka mid ah tahriibayaal u dhashay dalka Itoobiya
Borama-(Lug)-Msusulyiinta sarsare ee Wasaaradda Waxbarashada ayaa shaaca ka qaaday inay si guul ah ku dhammaadeen imtixaanadii laga qaadayey ardayda Dugsiyada sare iyo kuwa dhexe ee G/Awdal
Borama-(Lug)-Shir hawleed ku sabsan habka wada shaqyanta iyo isku xidhka ururada ama xarumaha waxbarashad dadban ee G/Awdal ayaa maanta ka bilowday Boorama soconna doona labada casho ee soo socota .