Annaga oo ah xubnaha ururka Amoud Foundation ayaa waxaannu si tiiraanyo leh u tacsiyeyneynaa qoyskii uu ka baxay Prof Faarax Cabdillaahi Fariid (Faaarax Shuun) oo arbacadii ku geeriyoodey laguna aasey magaalada Borama, haddaba marxuumka oo kaalin laxaad leh ka geley asaaskii jaamacadda Camuud iyo dulahaanba faafinta waxbarashada ayaannu ilaahey uga baryaynaa inuu denbi dhaaf iyo janno siiyo, intii uu ka baxayna sabirka waafajiyo,,,, aamiin.
Mohamoud Farah Egal
Yussud Aden Kalib
Abdi Dahir Aye
Halim Jama Hadi
Ali Ibrahim Gurry
Bashir Musa Rabeleh
Mohamoud Farah Egal
mfegal@cstoremanagement.com


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Amoud Foundation Oo Tacsi U Direysa Qoyskii Prof. Faarax Shuun "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback