Dhamaan jaaliyada gobolada Awdal/Salal iyo waliba jaaliyada Somaliland ee wadanka South Africa waxay tacsi u dirayaan qoyskii uu ka baxay( Marxuunka Maxamuud Ismaanciil Xareed Baasuuke )oo Arbacadii luguna aasey magaalada CAPE TOWN ee wadanka South Africa, waxaan ilaahey uga baryaynaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo intii uu ka baxayna sabirka iimaan ka siiyo aamiin aamiin aamiin aaamiin
Dadka Tacsida Ku Diray Waxaa Ka Mid Ah Sidan
1. Gudoomiyihii Hore Ee Jaaliyada Somaliland Ee South Africa M Ustafe Cabdiraxmaan Muumin Oo Jooga Germanay.
2. Gud. Ahmed Jamac Hassan
3, Mukhtaar Cabdi Farax
4. Mustafe Daahir Qalinle
4,.Mawliid Jamac
5. Hasan Cabdilaahi Samatar
6 . Hasan Cabdilaahi
7. Maxamed Maxamuud Samatar
8. Maxamed Cismaan Ahmed
9 . Cabdi Cismaan Dugsiye
10. Ilyaas Bade
11 Barkhad Xuseen Qalinle
12. Ahmed Cismaan Waabari
13.Eng. Maxamuud Xaashi Aadan
14 . Maxamed Yusuf Shiine
14. Cabdihadi Borama
15. Cabdisalan Camash
16. Guuleed Itoobiya
17 Maxamed Ibraahim Ilko
18 Cabdicasiis Hargaysawi
19. Maxamed Xoog
20. Mustafe Aadan Cumar
21.Cabdiraxmaan Ali Hoose U Jeed
22 . Canabe Aadan Cumar
23 Cabdi Wasac Daahir Halas
24 .Suldaan Alaale Ahmed Alaale
25. Cali Dhabar.
Wariye:-
Ibraahim Maxamed Miigane (Zeki)
Lughayanews- Johannesburg


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Tacsi: Marxuun Maxamuud Ismaaciil Xareed Baasuuke Oo Dhawaan Lagu Dilay Cape Town Ee Wadanka South Africa "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback