Hargeysa-(Lug)-Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE Md. Cabdi-raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa xukuumada Madaxweyne Rayaale ku eedeeyay inay ka war wareegayso inay dalka ka dhacdo doorashadii Madaxtooyadu.
Hargeysa-(Lug)-Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE Md. Cabdi-raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa xukuumada Madaxweyne Rayaale ku eedeeyay inay ka war wareegayso inay dalka ka dhacdo doorashadii Madaxtooyadu.
Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale ayaa shalay kusoo laabtay Somaliland kaddib booqasho muddo toddobaad ku dhaw uu ku joogay dalka Kuwait.
Saylac-(Lug)-Goordhwayd 5:15 galabnimo ee maanta ayaa Wasiirka Arrimaha gudaha ee S/land C/laahi Ismaaciil Cirro uu gaadhay Magaalada Saylac ee G/Selel,
Borama-(Lug)-Agaasimaha Maamulka iyo lacagta Wasaarada Waxbarashada Ibraahim Aamin Gadiid iyo gudoomiyaha Waxbarashada Prof.Daahir Maxamuud Xadi ayaa maanta soo kormeeray dugsiyada ay ka socotay imtaxaanaadka
Dhaqamada iyo dabin xidhka ku soo kordhay hab-socodka nolol maalmeedka shacabka Somaliland waa dhibaatooyin ay xambarsanaayeen badiba xubnaha dalka xil qaran ka haya.Waa dhaqan ka baxsan dibadana ka ah xidhiidhka wada noolaashaha iyo dhaqanka shacabka Somaliland.
Dhammaan Dadkani oo ka mid ah jaaliyadaha Gobolada Awdal iyo Salal ee ku nool Wadanka Norway waxayna Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Md.Mukhtar Ayaanle Ismail iyo Marwo Idil Yusuf Ismail oo meherkoodu ka dhacay Wadanka Sweden
Berbera-(Lug)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale kaahin ayaa shalay galabta soo gaadhay Magaaladda Berbera ee Gobolka Saaxil .
Borama-(Lug)-Waxaa maanta magaalada Boorama uga furmay aqoon iswaydaari ku saabsan horumarinta mashaariicada biyaha ee dhulka Soomaalida Hutel Rays ee magaalada Boorama
Dhamaan dadkan halkan ku qoran waxay hambalyo aroos u diryaaan Caruuska iyo Caruusada Mudane C/fataax Siciid Timacade iyo Marwo Caasha Cabdi Aadan Finiin oo arooskoodu ka dhacay magaalada ceerigaabo ee magaalo madaxda gobalka sanaag
Waxa macahka dhigta sanad gudihii 230 qof oo raba barashada culuunta diinta……. Sh. xasan Khayre
“Waxa uu Ingiriisku 1948 ku yidhi Culimada la dhisi-maayo machada diineed maantana Machadkan Saylac ayaa Badalay kii uu Ingriisku……..Sh. Cabdilaahi Sh. Cali Jawhar
“Machadkan Saylac waa kii Daahfurayay Soo Saarida Khayraadka Dihin ee Gobolka Awdal………. Sh. Xasan Daheeye
“Jaamacadaha Dalka waxa lagu dhigtaa […]
Maanta oo ay bisha June tahay 21 sannadka 2009ka waa maalintii ugu dambaysay ee hay’adaha caawiya doorashooyinka Somaliland u qabteen in xukuumadda Rayaale ay kusoo dhammaystirto saamiga maaliyadeed ee ay xukuumaddu ugu talogashay doorashooyinka
Boorama-(Lug)-Agaasimaha Guud ee maaliyadda Somaliland Axmed Daa’uud ayaa la sheegeyaa inuu soo saaray wareegto cashuur lagaga doonayo qof kastoo ka geeriyooda magaalada Hargeysa isla markaana qofkaasi la aasi karo marka la bixiyo lacagtaasi cusub .
Waxa U Fadhiistay Sanadkan 1100 Arday oo Leaving ah iyo 437 GCSE ah oo ka kala Socda…………”.
Boorama-(Lug)-Shalay abaaro shantii galabnimo ayaa waxa kasoo degay gagida diyaaradaha ee magaalada Boorame koox dhakhaatiir ajnabi ah oo lagu magacaabo King japi.
Boorama-(Lug)-Magaalada Boorama ayaa maanta waxa si kedis booqasho hawleed xabsiga dhexe ee magaalada Boorama ku tegey saraakiil sar-sare oo ka socday qaar lmid ah hay’adaha daneeya xuquuqda aadamaha iyo haydaha caalamiga ah ee wasaaradda caddaladda
Ma Gunbaa Walaalkaa, Adiguna Gob-baad Tahay” Abwaan Cabdillaahi Saleebaan Bidde
Waxa muddo aan dheerayn soo booqday magaalada Oslo ee dalka Norway Garaad Axmed Diiriye Jaamac,
Dhamaan dadkan hoos ku qoran waxey hambalyo diiran u dirayaan boqor saleebaan aw cali maansheeye oo 18-o6-2009ka lagu boqrey duleedka degmada Boon oo ka tirsan Gobolka Salal,
Muqdish( Lug)-qarax si heersare ah loo agaasimey oo ka dhacay Beledwayn ayaa waxa ku dhintey wasiirkii amniga qaranka ee dowladda ku meelgaadhka ah ee Somalia , Cumar Xaashi Aadan iyo safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay magaalada Addis Ababa
Boorama-(Lug)-Kulan Balaadhan oo ay ka soo qayb galeen Hayadaha Caalamiga ah ee Unicef UNFPA Health Unlimited Bisha Cas, Wasaarada Caafimaadka iyo Shaqada, Caafimaadka Gobolka Awdal,
Ruqi-(Lug)- Soiwayn ayaa looga xusay munaasibadii caruurta Africa ee ku beegnayd 16kii June ee Bishan magaalada Ruqi. Xuska munaasibadan oo ay ka qayb galeen dadka degaanka, gaar ahaan
Boon-(Lug)- Waxa Magaalada Boon ka dhacday munaasabad dhaqameed lagu caleema saarayo boqor Saleebaan Aw-cali Maasheeye oo noqon doona
Xeebaha Lowyacado, Lughaya, Bullo-Cado, Laancawle Iyo Agagaarka Saylac Oo Noqday Marinka Iyo Goobta Laga Dhoofiyo Tahriibayaasha Raba Tahriibka VIP-da Ah.
Waa dood furan oo uu daboolka ka qaaday Wariye Moh’ed Moh’ud Haybe (Moh’ed Taajir) oo salka ku haysa safarada gaadmada ah ee ka dhacaayey somaliland todobaadkan aynu ku jirno iyo bilawgii bishan lixaad
General Maxamed Xudhuun ayaa sidan u xaqiijiyay Lughayanews
Borama-(Lug)-Taliyaha Ciidanka Xeebaha ee Gobolada Selel Gen.Maxamed Xudhuudh oo la soo xidhiidhay Shabakada Lughayanews la soo xidhiidhay ayaa sheegay inay Ciidamadiisu qabteen tahriibayaal