In Doorashadii Diiwaan Gelin La’aan Lagu Galo, Arrin Dadka Raali Gelin Kartana Ma Aha, Wax Mujtamaca Caalamiga Ah Raali Gelin Kartana Ma Aha”.
In Doorashadii Diiwaan Gelin La’aan Lagu Galo, Arrin Dadka Raali Gelin Kartana Ma Aha, Wax Mujtamaca Caalamiga Ah Raali Gelin Kartana Ma Aha”.
Hargeysa-(Lug)-Xukuumada Somaliland ayaa manta dalka ka saartay wakiilkii hay’ada interpiece u joogay Somaliland , kadib markii kominshanku doorashooyinku ay ka dalbadeen wasaarada arimaha gudaha in hay’adaasi wadanka laga saaro
Borama-(Lug)-Ururka horumarinta iyo dhiirigalinta ee Dymon waa urur ka howlgala oo ka shaqeeya dalka JSL gaar ahaan gobolka Awdal degmada Borama.
Hargeysa-(Lug)-Ciidamada Bileyska ayaa shalay abaaro 6:00 fiidnimo albaabada u xidhay xafiisyadii iyo xaruntii baahinta ee Telefiishanka madaxa banaan ee caalamiga ah ee Horn Cable TV ee xaruntiisu tahay Hargeysa,
Xisbiga KULMIYE isagoo ka duulaya waajibaadka qaran ee ka saaran hagaajinta xidhiidhka Somaliland la leedahay bulshada caalamka; arkayna in xidhiidhka ka dhaxeeya xukuumadda Somaliland iyo Maraykanku
Bari baa waxa jirey wiil lagu magacaabi jirey Gobyaale markuu wiilkii korey kaalin qaadna noqdey ayuu dameerey darajadii ninimo, doob inuu noqdey ayuu dubaaqiisa galiyey,
Ceerigaabo-(Lug)-Maayarka Magaaladda Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur ayaa Shalay dhagax dhigay Dhisme Cusub oo lagu Kordhinayo Cisbitaalka Shifo ee Magaaladda Ceerigaabo,
Qof kasta oo xil loo dhiibaa, waxa uu xilkaas kala tagaa ammaan ama eed ay bulshadu u hayso, waxa uu shaqada ka fadhiistaa ama isaga oo la inkaarayo,
Borama-(Lug)-Waxaa maanta Maxkamada Rafcaanka oo ah darajada sadexaad ee maxkamadaha ka jira gobolka Awdal ay xukun dil ah ku riday Axmed Aadam Cabsiiye
Hargeysa-(Lug)-Maxkamada gobolka Hargeysa, ayaa manta shan nin oo maqan ku xukuntay dil, ka dib markii ay ku eedaysay inay soo nashqad-eeyeen weeraradii is qarixinta ahaa ee lala beegsaday
Nicolas Sarkozy today explained his weekend jogging collapse for the first time, saying his health was fine but he had been hit by fatigue and must now rest.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu shalay si rasmi ah uga qayb galay dhaartii Xubinta cusub ee loo soo magacaabay Guddida Doorashooyinka Qaranka.
Khortoum ( Lug)-Ardey reer Jabuuti ah oo wax ka barata dalka Sudan oo Lughaya News la soo xidhiidhey islamarkaana codsatey inaan magacdooda la shaacin ayaa sheegtey in wasiirka awqaafta iyo arrimaha Islaamka ee Jabuuti
Microsoft and Yahoo! today unveiled a 10-year deal to create an online search and advertising partnership in an effort to challenge Google, the world’s biggest internet search engine.
Hargeysa-(Lug)-Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa maanta shir ay xuruntooda ku yeesheen oo socday saacado badan ka dib waxay go’aamiyeen in la laalo diiwaan gelintii codbixiyeyaasha ka dib
Aqoon Iswaydaarsi ku saabsan sidii xog looga heli lahaa baahiyaha loo qabo kawaanka cusub ee Borama laga dhisayo isla markaana loogu baraarujin lahaa qaybaha kala duwan ee bulshada faa;iidada ay leedahayin hibibka lagu qalo kawaan casri ah
Sida aynu wada ognahay dalkani waxa uu galay diiwaan galin buuxda bishii octobar 2008 natiijadii diwaan- galintaasi aad bay inoogu raagtay hasa yeeshee waxa la soo gaadhay gabogabadii diiwaangalinta.
Burco-(Lug)-Munaasibad si heersare ah loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb-galeen qaar kamid ah salaadiin,Cuqaal,Aqoonyahano iyo Wax-garad isaga kala yimid gobolada dalka
Borama-(Lug)-Munaasibadani oo kaga duwanayn qalinjabinadii hore arrimo ay kaga mid yihiin dhinaca dhadhanka iyadoo lagu soo bandhigay ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka ee wilwalaha iyo Sayliciga oo caan ay ku yihiin dadwaynaha reer Awdal iyo Salalba,
Borama-(Lug)-27-ka Bishan July oo ah manta ayaa ah maalintii ugu dambaysay loo qabtay arrimo badan oo la xidhiidha qabsoomidda doorashooyinka Somaliland .Shalay oo kale waxa bilaaban lahaa oloha doorashooyinka
Borama-(Lug)-Dugsiga xifdiga quraanka Xaramayn-Shariifayn ee ku yaal magaalada Borama oo la Aasaasay 2003dii, ayay ka qalin jabiyeen difcadii sadexaad ee xifdiga quraanka dhamaysata,
xudduudda KSA ayay ku caddilan yihiin 80% ka mid ahina waxay taageeri jireen Kulmiye
Riyaad-(Lug)-dhallinyaro reer Somali Land ah oo tiradooda lagu qiyaasey 300 oo qof ayaa ku sugan xudduudda koonfureed ee dalkan boqortooyada Sucuudiga,
Sana’a(Lug) Anaga oo ah dadka magaacdoodu hoos ku xusan yihiin waxaan hambalyo iyo bogadin gaadhsiinaynaa boqorka C/karim Dahir Fadan iyo boqorada Nimco Adem Xasan oo
Johannesburg-(Lug)-Xalay ilaa maanta waxaa wadanka South Africa ka mar labaad ku soo laabtay ajaanib nacayaabkii oo dad badan soomaali ah wax oo lugu gaystay iyadoo tukaano badan