Hanbalyo-(Lug) -Annaga oo kala ah shakhsiyaadka ay magacdoodu hoos ku qorantahay waxan hanbalyo iyo bogadin u diraynaa boqorka : Khaalid Xasan Alore iyo boqorada : Raaxo Maxamad Cige Jani oo uu meherkogu ka dhacay dalka Sweden jimcihi ina dhafay waxanan lenahay noqda kuwi isku raaga ubad khayr qabana kala hela ,,, reerki lagu naste lagu nagaadee wada jiree nabad gala alahayaw iniga yeel
aamiiin,, amiin.
Qoyska reer Xasan Alore :
Hooyo Raxma Cali Miigane
Iyo dhamaan ilma Xasan Aloore o kala ah
Khadar ,, C/qaadir ,,C/naasir , Faysa , Faadumo , Asma iyo Xamse
Hooyo ,, Aamina Buux Caynaan
Aabo : Maxamad Cige Jani
Ilma Maxamad Cige Jani oo kala ah:
Deeqa , Ayaan , Xamda , Mukhtaar iyo Miisaan
iyo dhamaan qoyska reer Cige jani
Roda Cismaan Cumar
Fosiya Cismaan Cumar
Nimco Cismaan Cumar
Layla Cismaan Cumar
Sareedo Cismaan Camar
Deeqa === ==
C/Naasir ==== ==
C/Qaadir Cismaan Cumar
Iyo dhamaan ilma cismaan cumar
Jamaal Xasan Xuseen
Abshir Cabdi Cali
Faysal Dahir Qaalib
Ilyas Muse Cumar
C/ Raxman Muse Cumar
Aadan Cabdi (shiine)
Zakaria Xuseen-Quulle
dadkaasi waxa ay kala jooga Borama , Jabuti , Jigjiga Yamanta iyo Sucuudiga

Hanbalayadaasi mid la mid ah waxaa dalka Sudan ka soo direy Xaaaji Cumar Xasan Khayre oo ku hadlaya magaca ardeyda reer Adal ee dalkaasi oo ay ka mid yihiin:
A/wahab Omar C/lahi
Dr.Maxamud Ahmed Suldan
X. Cumar Xasan khayre
Xasan cabdi Cumar (fadhfadha)
C/Raxman Maxmad Dahir (Wadad)
Dr.Mubarik Mahmed Dahir
ENG:C/Rahman Dahir Ibrahim
ENG: Samatar Abiib
Mukhar Jamac Cadare
Dr.Mustafe aw Axmed
Mukhtar Cali Maxamed
Warsame Maxamed Caateeyey
Maxamed C/Raxman Yoonis
C/Raxman Yuusf Cali (faro)
Sicid Jirde Cali
X. Maxamed Cali


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Hanbalyo: Khalid Xasan Aloore Iyo Raaxo M. Cige Oo Uu Meherkoodu Ka Dhacey Sweden "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback