X.C/raxmaan Ibraahim (Cileeye) Iyo Hooyo Xabiiba X.Xirsi Cawaale
Ikraan X.C/raxmaan Cileeye iyo Saygeeda iyo Caruurteeda
Cabdale X.C/raxmaan Cileeye iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
C/qaadir X.C/raxmaan Cileeye iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Jawhara X.C/raxmaan Cileeye iyo Saygeeda iyo Caruurteeda
C/qani X.C/raxmaan Cileeye iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Caasha X.C/raxmaan Cileeye iyo Saygeeda
C/wahab X.C/raxmaan Cileeye iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
C/kariim X.C/raxmaan Cileeye
Raxa X.C/raxmaan Cileeye iyo Saygeeda.
Dhamaan dadkani oo kala jooga dalka iyo dibada waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Marxuum Xasan Maxamuud Cawaale oo shalay 13/07/2009 ku geeriyooday dalka Abu Dubai ee Imaaraadka Carabta.
Waxaanay ilaahay uga baryayaan Marxuumka inuu Janadii Fardowsa ka waraanayo Eheladii iyo Qaraabadii uu ka tagayna samir iyo Iimaan ka siiyo.


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Tacsi: Marxuum Xasan Maxamuud Cawaale Oo Shalay 13/07/2009 Ku Geeriyooday Abu Dubai Ee Imaaraadka Carabta "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback