Anaga oo kala ah daka magacaantoodu hoos ku xusanyihiin waxaan habalyo iyo bogaadin udiraynaa boqorka Muxyadin Xasan Axmed iyo boqorada Gasira Cilmi oo meherkoodu ka dhacay magaalada Qahir ee dalka masar waxaana leenahay illahay ha ka dhigo kuwii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela wiil iyo caano gabadh iyo caano………..
Aamiin…………..Amin……Aamin……….
Xasan Xisri Cali Iyo Xaaskiisa
Rashiid Xirsi Cali Iyo Xaaskiisa
Muscab Xirsi Cali Iyo Xaskiisa
Kaltuun Xirsi Cali Iyo Xaaskeeda
Sacaada Xirsi Cali Iyo Xaaskeeda
Xamse Maxamuud Cabaas Iyo Xaskiisa
Maxamed Maxamuud Cabaas
Ahmed Maxamuud Cabaas
Xasan Maxamed Roble
Axamed Cisman Aare
Xasan Ibrahim Ducale
Cumar Cali Cumar
Wariye:-
Xamse Maxamuud cabaas
Lughayanews-Sana’a-Yemen


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Hambalyo Meher:Boqorka Muxuyadin Xasan Axmed Iyo Boqorada Gasira Cilmi Oo Uu Aroos Koodu Ka Dhacay Wadanka Masar "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback