Sana’a(Lug) Anaga oo ah dadka magaacdoodu hoos ku xusan yihiin waxaan hambalyo iyo bogadin gaadhsiinaynaa boqorka C/karim Dahir Fadan iyo boqorada Nimco Adem Xasan oouu meher koodu ka dhacay magaalada Borama gaar ahaan Hotel-ka caan ka ah ee Rays.
Waxaan ilaahay uga baryeynaa in ay noqdaan kuwii isku waara ee ubad
khayr qabana kala hela wiil iyo caano gabadh iyo caano ..Aamin….
WAXA DIRAYA HANBALYADA:
Ahmed Nour Xusen
Sh.idiris Axmed Muuse
Sh.mahamed Cawaale Axamed
Mustafe Abdilaahi Suleebaan
Abdisamad Cadilahi Cawaale (Duu’duu)
Abdirahim Adam Dugsiiye (Dugsiiye)
Mahamed Cali Iidle (Alidle)
Xamse Mahamud Cabaas (wariye Xamse)
Adam Mahamed Cali (Gaarile)
Abdiqadir Muumin Xuseen(Igwadoor)
Abdiwahab Macalin Cisman (Bashka)
Dafle Saleban Muuse
Xamse Maxamuud Cabaas
Lughayanews-yemen-sana’a



Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Hambalyo: C/karim Dahir Fadan Iyo Nimco Adem Xasan Oo Uu Meherkoodu Borama Ka Dhacay "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback