Ku Xigeenka Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Phillip Carter ayaa wareysi dheer oo uu BBC siiyay waxa uu uga waramay arrimo dhawr ah oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya iyo siyaasadda Mareykanka ee Soomaaliya.
Ku Xigeenka Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Phillip Carter ayaa wareysi dheer oo uu BBC siiyay waxa uu uga waramay arrimo dhawr ah oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya iyo siyaasadda Mareykanka ee Soomaaliya.
Borama-(Lug)-Dorashooyinka Somaliland ee loogu tartami lahaa hogaanka dalka ayaa doorkan waxa haysta dhibaatooyin kala duwan oo la xihiidha dhinaca siyaasadda iyo dhaqaalaha,
Ku: Saxaafada Madaxa banaan Ee JSL Fadhiyadooda
Ujeeddo : War-saxaafadeed.
Aniga oo ah Qareen C/Naasir Yuusuf Sh Cabdilaahi kana mid ah Qareenada ka hawl gala Gobolka Awdal iyo Guud ahaan JSL,
Sana’a-(Lug)-Kadib markii uu aafeeyey caalamka xanuunka ama Virus-ka loo yaqaano H1N1 ama Hargab Doofaarka oo markii hore ka bilaabmay wadanka Mecxico kadibna kusii faafay wadamo badan oo caalamka ah
“M/Weyne Rayaale lixdii sanadood ee uu xilka hayay wuu ka nasiib badan yahay labadii Madaxweyne ee isku reerka ahaa ee ka horreeyay” Wareysi Gaar Ah: Suldaan Maxamed C/Laahi Xuseen Galaal.
Anaga oo kala ah daka magacaantoodu hoos ku xusanyihiin waxaan habalyo iyo bogaadin udiraynaa boqorka Muxyadin Xasan Axmed iyo boqorada Gasira Cilmi oo meherkoodu ka dhacay magaalada Qahir ee dalka masar
Borama-(Lug)-Waxaa saaka asubaxdii ay maxkamada gobolka Awdal ay xukun lix bilood oo xadhig ah iyo ganaax ku xukuntay gabadh todabaadkii hore Boolisku ku qabtay iyada oo wadata gaadhi kaligeed ay wadatay iyo 89 dhalo oo khamro ah.
Sana’a-(Lug)-Saaka abaaro 9:00 wakhtiga maxaliga ah ama 1:00GMT ayaa waxaa hadheeyay wadamo ay ka midyihiin India, Nepal, Bangladesh, Bhutan, Myanmar iyo China
Borama-(Lug)-Somaliland waa dal muslin ah, shacbigiisuna yahay mid ku abtirsada muslinnimada. Sidoo kale ayaa dastuurka Somaliland waxa saldhig u ah diinteenna islaamka ah, waajibna ku ah shacbiga iyo xukuumadduba inay ku dhaqmaan .
Gabiley-(Lug)-Guddoomiyaha ergada madax-dhaqameedka iyo culimada isu xilqaamay daminta shaqaaqada ka soo cusboonaatay deegaanka Ceelberdaale Sheekh Maxamed Cali Geeddi,
Anagoo ah jaliyada Awdal iyo Salal ee degan dalka Switzerland waxaan hanbalyo udiraynaa Boqor C/Qadir Jamac Cilmi Iyo Naciima Maxamed Obsiiye oo meherkoodu kadhacay dalka swedan
Boorama-(Lug)Uruka Gabdhaha ee Moonlight ee magaalda Boorama ayaa qabtay qaybtii labaad ee tababar dhinaca barashada hogaanka ah oo loo qabtay 50 gabdho ah oo ay dadoodu u dhaxayso 18-25 jir, tababarkan
Saylac-(Lug)-Waddo cusub oo laami ah oo 50 km dherkeedu yahay ayaa laga hirgelinayaa deegaanka u dhaxeeya Saylac, Lawyacaddo ilaa Caasha-caddo, oo ay ku baxayso $1 Million(hal milyan oo doolar),
Amsterdam-(Lug)-Maxkabada dambiyada ee u furan gacan ku dhiiglayaasha Serbia ee gumaaday muslimiinta Bosnia sannadii 1992 waxay shalay xukun ku riday dambiile Mr: Milan Lukic oo ahaa hogaamiyihii maleeshiya Bosnia Serbis
Borama-(Lug)-Somaliland ayaa sannadka 2009 u yahay mid ka mid ah sannadihii ugu xumaa ee soo mara tan iyo markii ay reer Somaliland iska xoreeyeen dalkii hore loo odhan jiray Soomaaliya.
Salaadiinta beesha Gabooye oo abwaan Hadraawi uga mahad celiyay inuu dalabkoodii ajiibay.
KU: Madaxweynaha Somaliland, Mudane Dahir Rayaale,
KU: Gudoomiyaha Golaha Guuritda,
KU: Gudoomiyaha Golaha Baarlamanka ,
KU: Ururada Bulshada Qaybaheeda kale Duwan,
KU: Gudoomiyayaasha 3da Xisbi Siyaasadeed ee Somaliland,
Hadii aanu sharci jirin, tayobadan mayeelaneyso noloshu, mana saadaalinkartid wixii lagaarabey, sharci la’aantu waa dhagola’aan” Gudoomiye C/Waaxid Sh.Cismaan.
Ururka Deutshe-Somaliland partnershacht Bonn ee Germaney wuxuu cambaareynayaa xadhiga sharci darada aha ee lagu xidhay laba suxfi ee ka hawl gali jirey radioa horyaal
Dhamaan dadkan halkan ku qoran oo kale jooga dalka iyo dibadiisa waxay hambalyo iyo bogaadin hawda u marinayaan Meherka Mudane C/qaadir Xasan C/laahi (Qaadiro Xasan) iyo Marwo Niciimca C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Eng.Saylici).
Hargeysa-(Lug)-Mudane Axmed Ducaale Bullaale oo ka tirsan Mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa si adag u cambaareeyay xadhigga Labada Suxufi ee ka tirsan Radio Horyaal
nabadgedlyada S.land waxay ku xidhan tahay 3 dhallinyaro ah oo qoryo AK ah ku dila 3 qof oo kasoo kala jeeda saddex beelood” Marxuum Cigaal
Borama-(Lug)-Somaliland ayaa maalin keliya ku dhadhamisay qadhaadhka ay leedahay xasiloonidarro ka dhalatay falal aad u xun oo aan weli soo marin Somaliland iyo xamaasaddii ka dambaysay .
Waxaan cagaha wax ka dayey markay iskuqabsadeen ha la dilo iyo la dili maayo”.
Borama-(Lug)-Nin dhallinyaro ah kana mid ahaa gaadiidleydii kooxaha dableyda ahi ku qabsadeen jidka isku xidha Dila iyo kalabaydh ayaa ka hadlay sidii uu uga soo baxay gacanta dableydii halkaasi ku qabsatay isla markaana wax ka sheegay sida loogu qabsaday jidgooyada loo dhigtay […]
Dhamaan dadkan oo kala jooga dalka gudihisa iyo dibadisa waxay Hambalyo u dirayan caruuska iyo caroosada Mudane Maxamuud Hassan Hadi iyo Marwo Hoodo Jaamac Axmed oo caroosku ka dhacay shalay Magalada Borama
Hargeysa (Lug)-Ku-simaha Wasiirka cusub ee wasaarada Madaxtooyada Somaliland Md. Xasan Axmed Ducaale, ayaa maanta si rasmi ah xilkii wasaaradaasi ugala wareegay Wasiirkii hore Md. Nuur Aamin Ismaaciil, oo Madaxweyne Rayaale xilkii ka qaaday Arbacadii todobaadkii hore