Hargeysa-(Lug)-Hoggaamiyeyaasha labada xisbi mucaarad ee KULMIYE iyo UCID, ayaa si kulul u cambaareeyey tallaabadii xukuumadda Madaxweyne Rayaale, albaabada ugu xidhay fadhigii shalay ee Golaha Wakiillada Somaliland.
Hargeysa-(Lug)-Hoggaamiyeyaasha labada xisbi mucaarad ee KULMIYE iyo UCID, ayaa si kulul u cambaareeyey tallaabadii xukuumadda Madaxweyne Rayaale, albaabada ugu xidhay fadhigii shalay ee Golaha Wakiillada Somaliland.
Hargeysa-(Lug)-Dadweyne farobadan oo shalay isugu soo baxay golaha Wakiiladda hortiisa ayaa wasiirka Duulista iyo hawada Cali Maxamed Warancadde ku khasbay inuu cod dheer ku yidhaa Daahir Rayaale ha dhaco.
Hargeysa-(Lug)-Fadhigii Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa maanta yeeshay fadhi albaabadu u xidhanaayeen oo ammaankiisana aad loo adkeeyay, oo ay ku gorfeeyeen khilaafaadka cakiran ee golahaasi ka dhex aloosan.
Warbaahinta madaxa banaani waa tabaha loogu gudbiyo macluumaadka bulshada wadanada dimoqraadiga ah., waxayna qayb weyn ka qaadataa nolosha bulshada casrigan
Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Mudane Cabdillaahi Maxamed Ducaale,oo Booqasho ku jooga Jamhuuriyadda Jabuuti,
Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa maanta uu xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka denjiraha safiirka Dawladda Britain u fadhiya Itoobiya Mr John Marshall.
Waxaan Shacbiga Reer Somaliland u Sheegaynaa In Golihii ay soo Doorteen Ciidan Qabsaday”
“Waxa yaab iyo amakaag nagu Noqotay in Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland nagu Wargeliyey in Ciidanka Boolisku Amar naga Sareeya ku Haystaan inaan Golaha laga Celin lixdaasi Mudane” Guddoomiyaha Wakiilada.
Haddii arrintu badbaado Qaran tahay waxa talada dalka lagu wareejin karaa….”..
Qaahira (lug) Shakhsiyaadka ay magacyadoodu hoos ku qoran yihiin oo deggan magaalada Al-Qahira ee xarunta dalka Masar ayaa waxa ay hanbalyo iyo bogaadin u dirayaan mudane Cabdi Rasaaq Xuseen Ceelaabe iyo marwo Cawo Cismaan Ducaale oo dhawaan ku aqal gelay magaalada Djibouti
Bahda Lughaya News
Aamina Muxumed Taani
Safiya Muxumed Taani
Faadumo Muxumed Taani
Boorama-(Lug)- Alle Ha U Naxariistee hal nin oo reer Dilaad ah ayaa maanta ku geeriyooday aaga ay colaadu ka taagan tahay ee Ceel-bardaale, dhimashada mujaahidkan ayaa waxa sababay kadib markii sida ay
Boorama-(Lug)-Qaar ka mid ah Siyaasiyiinta isbedel doonka ee gobolka Awdal ayaa dareenkooda ka muujiyey dagaalka gacan ka hadalka ah ee xubno ka tirsan xildhibaanada
Hargeysa-(Lug)-Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo aanu wax ka weydiinay mawqifka labada xisbi mucaarid ee ku saabsan cidda sii haynaysa jagada madaxweynaha
Hargeysa-(Lug)-Golaha Wakiilada Somaliland ayaa la sheegay inay Talaabo anshax marin ah ka qaadi doonaan lix Mudane oo ka tirsan Aqalkaasi kuwaasi oo lagu eedeeyay inay si toos ah ugu lug yeesheen buuq iyo rabshado
Wasiirul-dawlaha Khaarajiga Itoobiya hawsha wuu gudogalay, iyadoon waxba dhamaana wuu noqday” Guddoomiyaha Golaha Guurtida..
Hargeysa-(Lug)-Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin ayaa la sheegay in uu lacag ka badan 2 milyan oo dolar oo ka mid ah hantida qaranka Somaliland u isticmaalo ololaha xisbgiisa UDUB iyo muddo kordhinta uu doonayo in mar kale xilka loogu kordhiyo,
Cisman Adan Abtidon, iyo xaaskiisa Casha C/lahi Cilmi, iyo caruurtooda
Hooyo Basra C/lahi Cilmi iyo Dhamaan
Hargeysa-(Lug)-Guddoomiyaah xisbiga Kulmiye Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) ayaa si cad u sheegay inaan arrimaha laga wada hadlayey aan weli meel laysla dhigin,
Lowyacado-(Lug)-Wararka ka imanaya magaalada Lawyacado ayaa waxa ay sheegayaan in ay isa soo tarayaan dadka tahriibayaasha ah ee soo gaadhaa magaalada xadka ah ee Lawyacado. Dadkan kuwoodii ugu dambeeyay ee soo gaadha halkaas ayaa waxa ay ilo xog ogaal ahi tilmaamayaan in laga