tacsi.jpgDhamaan dadkan hoose ku qoran waxaay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan   Marxuum Chief Caqil Abdilaahi Diriye Samatar (Feedhageele) oo shalay 01/08/2009 ku geeriyooday magalada Borama.

Waxaayna Ilaahay uga baryayaan Marxuumka inuu janadii fardowsa ka waraabiyo Eheladii iyo Qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo……………….. Amin Amin Amin…
 
Prof. Haji Maxamed Mixile Boqore iyo Xaaskiisa
Hajiyo Jamiila Awcali Aadan
Prof. Liibaan Xuseen Dahir iyo Xaaskiisa iyo Carruurtiisa
Ibrahim Awcali Aadan iyo Xaaskiisa iyo Carruurtiisa
Mahdi Awcali Aadan iyo xaaskiisa iyo Carruurtiisa
Aw Cilmi Cismaan Abdi iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Fadumo Maxamed Mixile
C/qaadir Muumin Mixile iyo Xaaskiisa
Muxubo Muunmin Mixile
Hodan Muumin Mixile
Cabdi Cilmi Mixile iyo Xaaskiisa
C/qani Cilmi Mixile
Mowliid Cilmi Cismaan
Axmed Cilmi Cismaan
Yaasiin Cilmi Cismaan
Idiris Cilmi Cismaan

Fadumo Mohamed”
mixile365@hotmail.com