uabx.jpgWaxaan hanbalyo iyo bogadin gaadhsiinaynaa Boqorka Cabdikariin  Faarax  Faytin Iyo Boqorada Deeqa Cabdilaahi Siciid  oo uu arooskaagu ka dhacay wadanka South Africa
 gaar ahaan  magaalada port elizabeth ee gobolka     Eastern  Cape.

Hadaba waxaa  hanbalyo diraya dadka magaacdoodo hoos ku qoran yihiin oo kale ah sida
 
1. Hooyo  Aamino Sh.  Cabdi Iyo Caruurtaaday
2. Aabo  Ciise  Bashiir  Muumin
3. Dhool Cabdi  Cali
4. Safiya Maxamuud  Cali
5. Sucdi  Abuukar 
6. Khadiijo Siciid
7. Xalwo  Xuseen
8. Nasteexo   Xuseen 
9. Nasteexo Ahmed  Sahal
10. Shiino  Guray
11. Ayaan   Ciro
12. Xaliimo  Islow 
13. Xaliimo Muxumed
14. Fu,aad  Abuukar
15. Ahmed Cali  Muumin
16. Cabdilaahi  Aadan
17. Saleebaan  Hassan
18. Salman Ciise
19. Sumaya  Ciise
20. Hani  Ciise
21. Geeyo Cismaan
22. Maxamed Baasuuke Iyo Xaaskiisa
23. Maxamed  Hasan Iyo Xaaskiisa
24. Mukhtaar Iyo  Xaaskiisa      
   
Waxaan ilaahay uga baryeynaa in ay noqdaan kuwii isku waara ee ubad khayr qabana kala hela wiil iyo caano gabadh iyo caano ..Aamin
  

 

Wariye:-
Ibraahim Miigane  Zaki
Lughayanews-Johannesburg