sh-cabdiwahab-225x3001.jpgAfhayeenka Beesha AKISHO, Ahna Lataliyaha Dhanka Arrimaha Diinta ee Ururka HIDDA DHAWR, Sh C/wahaab Sh Xassan Gole, ayaa issagoo ku hadlaaya Magaca Beesha iyo Ururkaba waxa uu Dhambaal Tacsiya u dirayaa Qoyskii Qaraabadii iyo Dhammaan Ummadda Reer Somaliland ee uu ka baxay Cali Guuleed (Cali-Maarshaal) oo Maanta gaadhi kula gaddoomay meel u dhaw Magaalada Berbera, Waxaanay Marxuumka Ilaahay uga baryayayaan inuu Jannadii Firdawsa ka waraabiyo, Eheladii iyo Dhammaan Intii uu ka baxayna Samir iyo Iimaanba kasiiyo. Aaamiin Aamiin Aaamiin.

 

C/salaam cusmaan
salaanmuctasim@hotmail.com