Hanbalyo-(Lug)-Annaga oo kala Joogna Djibouti, Yemen iyo Norway ayaa waxaanu dhamaantayo halkan ka hanbalyaynaynaa Abwaan Jamaal Xasan Xuseen iyo marwo Muna Cabdi aw Yuusuf
oo uuarooskoodu kadhacay magaalada Boorama, waxaanan ilaahay uga baryaynaa Abwaan Jamaal iyo marwo Muna nolol farxad iyo reyreyn leh, iyo waliba ubad khayr badan oo diintooda iyo dadkoodaba wax tara,, aamiin aamiin.
Ilyaas Muuse Cumar
Khaalid Xasan Cali
Abshir Cabdi Cali
Ismaciil Maxamed Ducaale
Cali Maxamed Ducaale
Dr. Cabdi-Raxmaan Muuse Cumar
Abiib Daahir Ibrahim
Muuse Bashiir Faarax
Zakaria Xuseen-Quulle
Xasan Birsan
Maxamuud Catabo
Ilyaas Muuse Cumar
ilyaasf@hotmail.com
Djibouti



Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Hanbalyo: Abwaan Jamaal Xasan Xuseen iyo Muna Cabdi Aw Yusuf Oo Uu Meherkoodu Ka dhacay Borama "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback