ubax1.jpgSana’a-(Lug)-Hambalyo aroos:Dhamaan dadka magacaantoodu hoos ku qoran yihiin oo ku sugan wadanka Yemen gaara ahaa magaalada Caasimada ah ee Sana’a waxa ay hambalyo iyo bogaad udirayaa Aroos ka iyo Aroosada  Cawaale Xuseen Ibraahim iyo Muna Ismaaciil Xasan iyo uu aroos koodu ka dhacay usbuucan horaan tiisii magaalada wadanka Djabouti gaar ahaan magaalada Djabouti waxay ilaahay uga baryayaan in ay noqdaan kuwii isku waara kalana hela ubada khayr qaba wiil iyo caano gabadh iyo caano ………
Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin………Aamiiiiiiiiiiiiiiiiin
 
C/risaaq    Maxamed C/laahi
Maxamad  Cawale Axmed
Khadar      Ibarahim
Xamse      Maxamuud Cabaas
C/raxim    Aden  Dugsiye
Idiris        Aden  Rage
Idiris        Axmed Muse
Qalib        Maxamed Qalib
Axmed     Nuur  Xuseen
Xamse     Xabiib Xuseen
Khadra     Cabdi Cawale
Hibo        Cali     Nuur
Fihiima    Abdi     Ibrahim
Muxubo   Cali      Axmed
 
 
Wariye:-
Xamse  Maxamuud Cabaas
Lughayanews Sana’a yemen