Tacsi (lug) -Dadka ay hoos magacyadoodu ku qoranyihiin oo dhamaantood dagan magaalada Doha ee xarunta dalka Qatar waxay dhamnbaal tacsiyeedkan u dirayaan
xaaskii, ehelkii iyo asxaabtii marxuum Cabdillaahi Cilmi Huddoon (Burdali) oo todobaadkii hore ku geeriyoodey shil baabuur oo ka dhacay meel 50 KM u jirta magaalada Diridhaba ee dalka Ethiopia, Waxayna ilaahey uga baryayaan inuu jannadisa Firdows al Acla ka waraabiyo intii uu ka tegeyna sabir iyo iimaan ka siiyo,, aamniin
Ibrahim Sh.Hamud Egeh iyo xaaskiisa Amina Osman Hufane
Muhumad Mohamoud Hassan iyo xaaskiisa Zahra Ahmed Ali
Dahir Omar Abtidoon iyo haaskiisa
Mohamed Said Dugsiye iyo haaskiisa Zainab Ismail Jama
Ahmad Ismail Jama
Inaa Lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Tacsi Ku Socota Ehheladii Marxuum C/Laahi (Burdaali) Oo Ku Geeriyoodey Diridhaba "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback