Cisman Adan Abtidon, iyo xaaskiisa Casha C/lahi Cilmi, iyo caruurtooda
Hooyo Basra C/lahi Cilmi iyo Dhamaan
carruurteeda ilma Maxamed Cabdi Dhinbiil (Galbeedi)
Cabdi C/Laahi Cilmi iyo xaaskiisa Nimco Siciid Kaariye iyo carruurtooda
Khadija Jamac Xandule iyo caruurteeda
Rashid Yousuf Hasan iyo xaaskiisa Nimco C/lahi Cilmi
Xusein Kahiye Khalif Iyo xaaskiisa Zainab Xassan Cilmi
Sicida aw Muxumed Cilim iyo odaygeeda
Fa’za aw Muxumed Cilim iyo odaygeeda
Safiya aw Muxumed Cilim iyo odaygeeda
C/Wahab aw Muxumed Cilim iyo xaaskiisa
Ibrahim aw Muxumed Cilim iyo xaaskiisa
Muna aw muxumed cilim
Sahal aw Muxumed Cilim
Mustafe aw Muxumed Cilm
C/Risaq Garaad
C/fatah xaaji Jamac Muxumed
C/qani Muse Caynaan
Rashiid Xirsi Cali
Ibrahim Cilmi Wayrax
Zakariye Xuseen-Quulle
Dhammaan shakhsiyaadkan kor ku xusan oo kala jooga Somali Land gudaheeda iyo dibaddeeda ayaa waxa ay halkan tahniyad uga dirayaan mudane Camir Aw Muxumed Cilmi iyo marwo Sacdiya Maxamad Cabdi (Galbeedi) oo ay gabadhi ugu dhalatay 25/08/09 dalka Newzealand , dhammaan shakhsiyaadkaasi waxa ay si farxad iyo reynreyn leh dunida ugu soo dhawaynayaan gabadhaasi yar oo oo ay labadeeda waalid isku raaceen in magaceedu noqdo (Fa`iza), waxayna ilaahay uga baryayaan in uu ka yeelo tii Diinteeda, Dalkeeda, Iyo dadkeedaba anfacda.Amiiiiiiiiiiiiiiiiin.
——————-
hanbalyo middaasi la mid ah waxaa Mudane Camir Aw Muxumad iyo Marwo Sacdiya Galbeedi oo ay gabadhi ugu dhalatey Newzealand u diraya shakhsiyadaha ay magacyadoodu hoos ku qoran yihiin oo kala deggan gudaha S.land iyo dibaddeeda waxayna sidoo kale gabadha yar ee dhalatey oo la yidhaa Faiza u hibeynayaan ducu mug weyn.
Hooyo Khadija Xuseen Mataan.
Dhamaan ilma Cabdi Dhinbil faarax -Wadaad oo kala ah.
Shukri Cabdi Dhinbiil Faarax-Wadaad
Cumar Cabdi dhinbil Faarax -Wadaad
Xaliimo Cabdi Dhinbil Faarax-Wadaad
Caasha Cabdi Dhinbil Faarax-Wadaad
Raxma Cabdi Dhinbiil Faarax-Wadaad
Iyo reerahooda iyo caruurtooda
Aabo Faarax Nuur Diiriye Faarax-Wadaad iyo hooyo Yusur Muxumed
iyo dhamaan ilma Faarax Nuur Diiriye Faarax-Wadaad oo kala ah:
Maxamed Faarax Nuur Diiriye Faarax-Wadaad
Malyuun Faarax Nuur Diiriye Faarax-Wadaad
Rashid Faarax Nuur Diiriye Faarax-Wadaad
Zamzam Faarax Nuur Diiriye Faarax-Wadaad
Ifraax Faarax Nuur Diiriye Faarax-Wadaad
Idiris Faarax Nuur Diiriye Faarax-Wadaad
Cali Faarax Nuur Diiriye Faarax-Wadaad
Yurub Faarax Nuur Diiriye Faarax-Wadaad
iyo xaasaskooda iyo caruurtooda



Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Hanbalyo: Camir Aw Muxumed Iyo Sacdiya Galbeedi Oo Ay Gabadhi Ugu Dhalatey Newzealand "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback