Qaahira (lug) Shakhsiyaadka ay magacyadoodu hoos ku qoran yihiin oo deggan magaalada Al-Qahira ee xarunta dalka Masar ayaa waxa ay hanbalyo iyo bogaadin u dirayaan mudane Cabdi Rasaaq Xuseen Ceelaabe iyo marwo Cawo Cismaan Ducaale oo dhawaan ku aqal gelay magaalada Djibouti ee xarunta dalka Djibouti, waxayna ilaahey uga baryayaan C/Rasaaq iyo Cawo inuu gurigooda ka yeelo midkii lagu nastee lagu naagaado, islamarkaana uu ubad kheyr baradan siiyo,,, wiil iyo caano gabadh iyo caano. .. annaguna haddii aannu nahay bahda lughaya News waxaannu leenahay aamiin aamiin alle ha aqbalo.
1-Ahmed Sicid Tukaale
2-Faysal Moussa Maxamuud
3-khadra Maydhane Cali
4-Xawa Cisman
4-Hinda Ibrahim Nuur
5- Ibrahim Moussa Hami (Byl)
6-fatxiya muumin dhanbil
7-Deeqa Odawaa Bulxan
8-Eng/ Maxamuud Cabdi Jamac(Dhamac)
9-Fatxi C/lahi Cilmi
10-Mukhtaar Muuse Tubeec
11-Eng/ Sahal Ismacil
12-Dahir Xasan Samatar
13-Cumar Askar Diiriye
14-Foosiya Macalin Cisman
15-Maxamed Xuseen Qayad
16-Muxiyadin Ibrahin
17-Warsame Xashi
18-Maxamed Cabdi Rabiile
19-Guule Cabdi Rabiile
20-Fadumo Cisman Bokh
21-C/fatax Xashi Caateeye
22-Shugri Jamac Cadar
23-Deeqa Aadan Qalib
24-C/rashid Aadan Cumar
25-Cumar Yusuf Suldan
26-Aamin Ibrahim Dhinbiil
27-Eng/ Farax Cisman Dahir
28-Dr/ Maxamed Farax
29-Xasan Jamac Alaale
30-Ahmed Roble



Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Hanbalyo: C/rasaaq Xuseen Ceelaabe Iyo Cawo Cismaan Ducaale Oo Ku Aqal Geley Djibouti "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback