Burco-(Lug)-Wariyihii Idaacada Radio Horyaal ee gobolka Togdheer Foosi Saleebaan Aw-Bindhe, ayaa maanta si rasmi ah looga siidaayay Saldhiga dhexe ee magaalada Burco oo uu si sharci daro ah ugu xidhnaa mudo 28 Maalmood ah.
Burco-(Lug)-Wariyihii Idaacada Radio Horyaal ee gobolka Togdheer Foosi Saleebaan Aw-Bindhe, ayaa maanta si rasmi ah looga siidaayay Saldhiga dhexe ee magaalada Burco oo uu si sharci daro ah ugu xidhnaa mudo 28 Maalmood ah.
Hargeysa-(Lug)-Xisbiyada Mucaaridka iyo xisbiga talada haya ee UDUB iyo xukuumadda Riyaale ayaa la sheegay inay isla ogolaadeen qodobada taladii ay beesha caalamku soo jeediyeen
Kulan Albaabadu u xidhan yihiin ayaa Shalay ku dhex-maray Hudheelka Maansoor ee Magaaladda Hargeysa, Guddoomiyeyaasha labadda Xisbi Mucaarid iyo Wefdigii uu hogaaminayey Wasiiru-dawlaha Arimaha Debadda ee Dalka Ethiopia.
Hargeysa-(Lug)-Xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE ayaa shalay u magacaabay Baashe Cabdi Gaboobe inuu noqdo guddoomiyaha olalaha doorashada ee gobollada galbeedka Somaliland,
“In Aad Ka Badiso Kooxda Napoli Waa Guul Iyo Astaan Muujinaysa In Aan Nahay Koox Koobka Loo Saadaalin Karo…..” Kabtanka Kooxda Al-Badar Cabdilaahi Xuseen Caateeye
Waxaa noo sharaf ah in aan Dr. Aadan Faarax Abraar Ugu Magac Darno tartanka Ugu Xiisaha Badan Ee Bisha Ramadaan ka Dhici doona Magaalada Boorama….Isuduwaha Ciyaaraha Gobolka Awdal
Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin, waxa maanta qasriga Madaxtooyada uu kulan kula yeeshay Wefdi balaadhan oo ka socda Qaramada Midoobay.
San’a-(Lug)-Sida waddamada kale ee muslimka ah waxa maanta oo sabti ah si rasmi loogaga dhawaaqay dalka yemen inay tahay maalintii koowaad ee bisha barakaysan ee ramadaan oo ku beegan 22//08/09.
President Jacob Zuma wishes the South African Muslim community well during the fast in the month of Ramadan.
Borama-(Lug)-Idaacada BBCda laanta ku hadasha afka Soomaliga, waxay ka mid ahayd meelaha ay dadku jecel yihiin dhegaysigeeda,
Borama-(Lug)-Bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa caawa waxaa laga arkay gobolada dalka K/Soomaaliya. Waxaa caawa inta badan gobolada Wadanka Soomaaliya
Xukuumaddu waxay waddaa inay iska horkeento beelaha galbeedka Somaliland si ay xukunka usii dheeraysato”..
San’a-(Lug)-Jaaliyada reer Awdal ee ku sugan wadanka yemen gaar ahaan magaalada Sana’a ayaa habeenimadii khamiistii u sameeyeen casho sharaf si heer sare ah loo soo agaasimay gudoomiyada shirkada Telesom
Boorama-(Lug)-Ciidamada amniga Boorama ayaa shalay galab xabsiga u taxaabay xubno ka tirsan masuuliyiinta xisbiga UCID ee G/Awdal wakhti ay u diyaargaroobayeen isusoobax ay berri (Maanta) kasamayna lahaayeen Boorama.
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Daahir Rayaale Kaahin, wuxuu maanta qasriga madaxtooyadda ku qaabilay wafti ka socda dawlada Itoobiya
Hargeysa-(Lug)-Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, ayaa dhawrkii maalmood ee la soo dhaafay ku hawlanayd qorsheyaal culus
Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka UCID, wuxu canbaareynayaa xadhigga sharci darrada ah ee lagula kacay weriyayaasha kala ah:-
Foosi Saleymaan Aw Biindhe oo muddo gaadheysa 3 Asbuuc ku xidhnaa xabsiga burco.
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shirkadaha Africa On-line Borama iyo Aloog Electricity Company waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabaadii uu ka baxay Marxuum Saleebaan Axmed Camir
Hargeysa-(Lug)-Xildhibaan Ibraahim Maxamed Xuseen (Dhaadheere) ayaa labada xisbi mucaarad ku taageeray go’aankay iska taageen kulankii uu madaxweynaha Daahir Rayaale Kaahin
Tacsi (lug) -Dadka ay hoos magacyadoodu ku qoranyihiin oo dhamaantood dagan magaalada Doha ee xarunta dalka Qatar waxay dhamnbaal tacsiyeedkan u dirayaan
Madaxweyne, Waxaanu si sharaf leh kaaga codsanaynaa inaad marka hore ku soo noqotid xayndaabkii sharciyadeed, kana noqotid go’aankii aad adiga iyo xubno ka mid ah Komishanku keligiin ku laasheen natiijadii diiwaangelinta”
Cisman Adan Abtidon, iyo xaaskiisa Casha C/lahi Cilmi, iyo caruurtooda
Hooyo Basra C/lahi Cilmi iyo Dhamaan