Hargeysa-(Lug)-Wakiiladii dalalka qaadhaan bixiyayaasha ee kharshka doorashada madaxtooyada Somaliland gacanta kaga geysanayay iyo khubaradii farsamo ee Serverka
Hargeysa-(Lug)-Wakiiladii dalalka qaadhaan bixiyayaasha ee kharshka doorashada madaxtooyada Somaliland gacanta kaga geysanayay iyo khubaradii farsamo ee Serverka
Anagoo tix-raacaynaa wareysigii Wargeyska Geeska Afrika la yeeshay 29/09/2009 Cabdiraxmaan Xaaji Adan “Ibbi’ oo ah Rayisal Wasaare ku xigeenka
Qaahira-(Lug)-Xaflad balaadhan oo lagu maamuusayo munaasibada Ardeyda ka qalin jibisay jaamacadaha wadanka Masar ayaa waxaa lagu qabtey hoolka xafladaha ee markaska Sheekh Salax Kamil
Dhibaatooyinka haysata Dhalinyarada Somaliland oo aad utiro badan waxaanu ku soo koobi doonaa dhawr qodob oo gudhig u ah Daraasadayadan aanu ku soo Bandhigayno Saxaafada,
Annagoo tixraacayna maqaalkii maanta ku soo baxay, wargeyska Jamhuuriya ee cadkiisu ahaa 3985 kuna taariikhaysnaa 27/09/2009,
Hargeysa-(Lug)- Golaha wakiilada ayaa fadhigoodii maanta ku go’aamiyay in la hakiyo labadii mooshin ee horyaalay, isla markaana fasax laba bilood ay galaan.
Hargeysa-(Lug)-Shir-guddoonka golaha wakiilada Somaliland ayaa la sheegay in dalab kaga yimid madaxweyne Rayaale oo uu kaga codsanayey in kulan wada hadal ay isugu yimaadaan
Borama-(Lug)-Xaflad lagu abaalmarinayay qaybaha Shaqaalaha Isbitaalka Borama iyo MICH-yada ayaa lagu qabtay Xarunta caafimaadka ee Gobolka Awdal,
Borama-(Lug)-Saddexda Xisbi Qaran ee heer gobol iyo degmo, Maamulada Heer gobol/degmo iyo Dhamaan taageerayaasha kala duwan ee Xisbiyada Mucaaradka iyo Muxaafidka ee gobolada Awdal
Dhamaan bahda Lughayanews waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Boqorka Cumar Maxamed Faarax iyo Boqorad Sahra Faarax Maxamuud oo aqalgalkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa.
Ilaahay baa mahad leh haddii aan hor joogsanay hindisihii ay wateen Xildhibaanada Rayaale U Adeega oo doonayay inay muddo sanad ah oo bilaa hadal ah u kordhiyaan”
Hargeysa-(Lugn)-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta oo arbaca ah, Bishuna tahay 23/09/09, fadhi aan caadi ahayn ay ku yeesheen hoolka shirarka ee Qasriga Madaxtooyada.
Labada is adeecee
Kala qaata amarkee
Isu uur nuglaada
Alle idiinka tuugnee
Aamiin kusii dhaha
Aamiin aamiin
Aamiin allahayoow.
Sheekhul Baladka Magaalda Boorama, Culamaa’udiinka, waxgaradka reer Boorama iyo xidhiidhiyaha Jaaliyadaha dibada iyo dalka gudihiisa waxay mahadnaq aan la koobi karin u dirayaan jaaliyada reer Somaliland ee
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta magacaabay Wasiirul dawle iyo Wasiir ku xigeen cusub. Madaxweynuhu,
• Mahad naq saxibada Somaliland (international committee).
• Mahad naq dadka gudiyaasha S/land ee isxilqaamay ee ku jira dhex-dhexaadinta ee ay ka mid yihiin culimaa’udiinta, salaadinta, baayacmushtariga, aqoonyahaanada iyo saxaafada.
”Mar Haddi Madaxweynaha Lagu Kari Laayahay Doorashooyin Dalka Ka Qabo, Waxa Keliya Ee Kursiga Laga Riixi Karaa Waa Bannanbaxyo Silmi Ah ” Prof .Aadan Diiriye Dixood.
Jaaliyada Reer Somaliland ee Melbourne Vic. Austrelia Waxay Xukuumada Somaliland Ku Adkaynaysaa In Cadaalda La horkeeno Kooxdii Gaysatay Falkii Budhcadninada Ahaa ee Raga Safarka Ah Lagu Laayay