telcom.jpgSana’a-(Lug)-Dhamaan Shaqaalaha Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telcom Borama Waxa ay hambalyo farxadleh gaadhsiinayaa Xasan Yuusuf Riiraash Iyo Hodan Muxumed Idiris.

Oo uu wiil ugu dhashay magaalada Borama waxayna leeyihiin ilaahay ha ka dhigo wiilkii dadkiisa, dalkiisa iyo diintiisaba anfaca,

Aaamiin Aaamiin