ss4.jpgimages13.jpgLabada is adeecee
Kala qaata amarkee
Isu uur nuglaada
Alle idiinka tuugnee

Aamiin kusii dhaha
Aamiin aamiin
Aamiin allahayoow.
 
Labadii hodmee
Hoy  wada galee
Hoodale noqdoo
Hibo iyo Ducaba
Naga Hooyahee
 
Prof.. Saleebaan Axmed Guuleed
Prof.. Axmd Cabdilaahi Boqore
Mama Sucaad Dayib Sheekh
Prof.. Xaamud Ibraahim Barkhadle
Dr. Maxamed Cali Nageeye
Dr. Siciid Axmed Walhad
Prof.  Maxamed Maxamuud Jaamac
Prof.. Ridwaan Maxamed Cismaan
Prof..Yurub Cabdraxmaan Muumin
Prof.. Cumar Cali Cabdilaahi iyo Xaaskiisa
Prof.. Axmed Nuux Caalin
Prof. Abokor Sh. Cabdi Muxumed
Md. Axmed Cabdi Ismaaciil iyo Xaaskiisa
Md. Siciid Maxamed Daahir iyo Xaaskiisa
Md. Maxamed Cali Cismaan iyo Xaaskiisa
Md. Cabdale Cali Yuusuf
Md. Mustafe Khadar Cabdi iyo Xaaskiisa
Md. Siciid Xasan Habane
Md. Maxamed Jaamac Madar
Ms. Ayaan Cabdisamad Maxamed
Ms. Farduusa Cabdiraxmaan Aare
Ms. Caasha Maxamed Samaale
Md.Khadar Ibrahim Caynaanshe
Ms. Siciida Cabdiraxmaan Sh. Cumar
Md. Heebaan
Md. Cumar Gadhka
Iyo dhamaan shaqaalaha Jaamacada Camuud waxa ay hambalyoiyobogaadin u dirayaan meherka

Boqorka : Cabdilaahi Cabdiraxmaan Aare
iyo
Boqorada: Faaduma Xasan Cabdiraxmaan

Oo meherkoodu ka dhacay Rays ee magaalada Boorama 09/09/09
Waxayna leeyihiin Aamiin Aamiin noqda kuwii isku waara horana u aqal gala