Sheekhul Baladka Magaalda Boorama, Culamaa’udiinka, waxgaradka reer Boorama iyo xidhiidhiyaha Jaaliyadaha dibada iyo dalka gudihiisa waxay mahadnaq aan la koobi karin u dirayaan jaaliyada reer Somaliland ee Melbourne Vic. Austrelia gaar ahaana
Sh. Yuusuf Sh. Muxumed Yare
Maxamed Cumar
Abdi Ibraahim
Siciid Cismaan iyo
Maxamed Ibraahim
(Asaxaabtan shanta ahi waakuwii kaalinta ugu badan ka qaatay soo ururinta deeqdaas)
Waxana ay uga hamadcelinayaan sidii waynayd ee ay isaga xilqaameen inay lacag deeqa soogaadhsiiyaan eheladii 4tii ruux (AHUN) ee lagu dilay jidgooyadii bishii July ka dhacday inta u dhaxaysa Dila iyo Gabilay.
waxa kale oo ay ga mahadcelinayaan sidii dhiiranaata lahayd ee ay Jaaliyadu u cadaysay mawqifkeeda ku aadan falkaasi isla markaana xukuumada ugu baaqday in cadaalada la jorkeeno kooxdaas yar ee shuftada ah ee gaysatay falkaasi.


Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
No user commented in " Mahadnaq: Jaaliyada Somaliland ee Melbourne Vic. Australia "
Follow-up comment rss or Leave a Trackback