flower.jpgDhamaan bahda Lughayanews waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Boqorka Cumar Maxamed Faarax iyo Boqorad Sahra Faarax Maxamuud oo aqalgalkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa.

Waxaanay ilaahay uga baryaynaa inuu ka dhigo labadii isku waara ubad khayr qabanka kala hela.

Aaamiin Aaamiin