Tifaqyatiraha guud ee Lughayanews, Bahda Farsamada, Qaybaha Internetka, Wariyayaasha Shabakada ee Dunida Dacaladeeda iyo Dhamaan Bahda warbaahinta ee ka hawl gasha shabakada wararka ee Lughayanews waxa ay dhamaan akhristayaasheeda leeyihiin Ciid Wanaagsan Kulu Caam Awantum Bil-khayr meelkasta oo aad joogtaanba
Every year like this time, the result of Somaliland’s High School Leaving Exams are announced. As usual, last Saturday, the Minister of Education of Somaliland,
Boorama-(Lug)-Waxa maanta lagu qaybiyay fitri tiro badan madarasada Sh. Away see Xaafada Saabeeriya e Magaalada Boorama, qaybinta fitridan khayriga ah ayaa waxa goobjoog ka haa dadwayne fuqaro uy badan
Boorama-(Lug)-Waxaa galabta uu ururka Samafalka ee Taqwa u qaybiyey qoysas agoomaha ah lacag iyo raashin taas oo ururka uu soo gaadhsiiyey muwaadin ssamafale ah oo degan dalka England oo magaciisa la yidhaahdo Cabdilaahi Axmed Aare
Hargeysa-(Lug)- Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta loo qaybiyay nuqulada ajandaha kalfadhiga aan caadiga ahayn ee ay ku darsi doonaan fadhiyadoodan.
Hargeysa-(Lug)-Marka hore waxaan halkan guud ahaan macaamiishii falaydkii maanta ee No-kiisu D3100 uu ku yimi cilad dhanka farsamada ah,
Boorama-(Lug)Munaasabad aad u qiimo badan oo dhar ciideed iyo xoolo lagu gudoonsiinayay bukaanka cisbitaalka Fistulaha ee magaalada Boorama ayaa ka dhacday xarunta cisbitaalkaas ee magaalada Boorama,
Boorama-(Lug)-Dhaawaca Lix nin ayaa la soo gaadhsiiyay goor dhawayd cisbitaalka magaalada Boorama, dhaawacan oo laga keenay aaga ay colaadu ka aloosan tahay ee Ceel-bardaale ayaa waxa sababay kadib
Borama-(Lug)-Dagaalo horleh ayaa maanta ka dhacay Ceel-bardaale, dagaalkan oo bilaabmay saaka subaxdii ayaa waxa sida ay wararku sheegayaan ay bilaabmeen
Hargeysa-(Lug)-Guddomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ka digey in golaha guurtidu muddo kordhin sameeyaan,
Sanca-(Lug)-Waxa jeelka laga siidaayay wariyihii reer ciraaq ee muntadar zaydii kasoo weerar ku qaaday madaxwaynihii hore maraykanka George W.bush
Qofkii Hub La Soo Gala Madasha Fadhiga Talaabo Sharciga Waafaqsan Ayaa Laga Qaadayaa, Waxaan Cambaaraynaynaa In Saxaafada Laga Celiyo Waana Calaamad Na Tusaysa Inaanay Xukuumadu Wali Faraha Kala Bixin Golaha” C/Raxmaan Ciro..
Boorama-(Lug)- munaasbad deeq lagu gudoonsiinayay waalidiinta haysta caruurta danyarta ah ee magaalada Boorama ayaa galabta kagu
Md. Cabdiraxmaan Aadan Maxamud iyo Xaaskiisa
Md. Mukhtaar Xasan Maydhane iyo Xaaskiisa
Prof. Ridwaan Maxamed Cismaan
Boorama-(Lug)-Waxaa galab dhawayd xaflad afur oo la isku arkay loogu sameeyey Rays Hutel ee magaalada Boorama ardaydii reer Alaqsa ee kaalimaha hore guusha balaadhan ka soo hooyey imtixaankii dugsiyada sare, xafladan oo ahayd
Boorama-(Lug)-Waxaa maanta ku qabtay Hutel Rays ee magaalada Boorama shir jaraai’d salaadiinta gobolka Awdal qaar ka mid ah oo ka hadlay dhibaatada shalay ka dhacday Hargaysa baaqna ka soo
Boorama-(Lug)- Tababarkan oo ay fulinayso kuliyada Maamulka iyo Maaraynta ee Jaamacda Camuud ayaa waxa uu maanta si habsami ah uga bilaabmay afar magaalo oo kalo ah Boorama, Berbera, Sheekh iyo Oodwayne
Hargeysa-(Lug0-Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa Xisbiyadda mucaaridka Somaliland iyo Shirguddoonka Golaha Wakiillada u soo jeediyey in laysugu yimaado wada hadal bilaa shuruud ah
Hargeysa-(Lug)-Xaalada magaalada Hargeysa ayaa maanta degan ka dib markii shalay ka dhacay mudaharaad balaadhan oo ka dhashay markii Xildhibaanada Golaha Wakiilada loo diiday inay galaan xaruntooda magaalada Hargeysa.
Somaliland American Council (SAC) is dismayed by and condemning the actions of President Dahir Rayale’s government that resulted for the death of innocent people who were exercising their right
Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ayaa Shiid iyo dhagax tuur ooda kaga qaaday Madal xisbiga Udub …