Hargeysa-(Lug)-Guddoomiyaha golaha guurtida Saleebaan Maxamud Aadan ayaa sheegay in madaxweyne Rayaale ay xaga afkaarta ku kala duwanaan karaan,
Hargeysa-(Lug)-Guddoomiyaha golaha guurtida Saleebaan Maxamud Aadan ayaa sheegay in madaxweyne Rayaale ay xaga afkaarta ku kala duwanaan karaan,
Doorashada laamanaha nolosha kula gelayaa waxay u baahan tahay inaad waqti badan u hurtid sidii aad ku xulan lahayd, waayo inaad qof barataa maaha wax culus balse waxa haboon inaad ku dedaashid qofkan aad wada xidhiidhaysaan inuu yahay qofkii kugu munaasibka ahaa,
Raga falalkaasi Fuliyay Somalilanders baa u badnaa, dad kalena way inagula jireen waad ogtihiin inay qaar inaga mid ahi Koonfurta (Somalia) ku maqan yihiin” Madaxweyne Rayaale
“Anagu Xadku wuxuu noo Dhaxeeyaa Somalia, dal iyo reerna isma qabsadaan. Markii hore waxa jirayn uun Somaliland iyo Somalia dal sadexaad kuma dhex jirin” Faysal Cali Waraabe
Aabo Cali Yuusuf Iidle
Hooyo Caasha Muuse Qaalib
Cabdale Cali Yuusuf
Cabdiqaadir Cali Yuusuf
Borama (Lug) masjid jaamaca Borama ayaa waxa ka socda Siminaar diineed ka kooban 9 muxaadaro oo ay jeedinayaan culimada waawayn ee Somali Land.
Hargeysa-(Lug)-Guddomiyaha golaha guurtida Salaabeen Maxamuud Aadan ayaa masuul cusub u magacaabay jagada la taliyaha dhinaca arrimaha bulshada ee golaha guurtida ka dib markii la taliyihii hore ee golahaasi C/raxmaan Maxamed Ismaaciil Dixood
Stockholm-(Lug)-Ku dhawaad sanad markii ay kasoo wareegtey dhagaxi ugu horeyey ee lagu seerey Hoygi Mustabalka Aqooneed ee loogu magac Darey Dugsiga Geb Secondary Boarding
Cali-Asad oo qorshaynaya inuu u digo-rogto xisbiyada mucaaradka
Madaxweynaha Ballamaha Uu Qaado Iskuma Wanaagasana, Waxaanan Ku Faraxsanahay Dareenkii Shacabku Ay Ku Muujiyeen Inaan Rabitaankooda Lagu Iibsan Karin Shillimaad, Waxaanay Muujisay Siyasada Xukuumada Ee Faashilka Ah” Axmed Siilaanyo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin waxa maanta uu u magacaabay Wasiir ku xigeen cusub Wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha JSL.
Hargeysa-(Lug)-Guddoomiye ku xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi iyo masuuliyiin xisbigaasi ka tirsan
Madaxweyne Rayaale Oo Dalka Xukumayey 7 Sano Iyo Badh Halkii La Sugayay Inuu Soo Bandhigo Waxqabad Loolanka Doorashada Uu Ku Galo Ayaa Waxa Uu Ajande Ka Dhigtay Xisbi Hebel Baa Laga Soo Baxay, Musharaxiinta Udub Ayaa La Khiyaamaynayaa Oo Jar Looga Talaabsanaya” Gudoomiyaha Ucid
Hargeysa-(Lug)-Fadhigii Golaha wakiilada ee maanta oo u balansanaa ansaxinta xubnaha cusub ee loo soo xulay komishanka doorashooyinka, ayaa saaka cod aqlabiyad ah ku ansaxiyey dhamaan todobadii xubnoodba.
Aniga oo ah Rooda Cali Cilmi waxa aan daawaday habeenimadii salaasadii ee ay taariikhdu ahayd 19/10/2009 telefishanka Aljazeera waxa ka socday muuqaal ka waramayay xaalada Pakistan,
Boorama-(Lug)-Munaasabad aad u balaadhan oo maanta ka dhacday xarunta dugsiga tababarka xirfadaha ee HAVOYOCO ayaa lagu
Boorama-(Lug)-Sacab iyo mashxarad ayaa markaliya wada qabsaday hoolka ay qiimayntu ka socotay markii lagu dhawaaqay in MCH-ka xaafada Sh. Cismaan uu ku guulaystay abaalmarinta
Hargeysa-(Lug)-Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa xubnaha uu u soo xulay Komishanka Doorashooyinka cusub ku soo daray laba siyaasi oo xubno firfircoon ka ah xisbigiisa UDUB
Borama-(Lug)-Gudoomiyaha Golaha degaanka iyo Isuduwaha Beeraha ayaa maanta tabobar ku saabsan ka hortaga nabaadguurka iyo xaalufka uga degaanada Caasha Cado, Holholka iyo Sogsogley.
Borama-(Lug)-Maayarka magaalada Borama ayaa maanta 16xubnood oo ka tirsan gudiga horumarinta degmada Borama tabobar ugu soo gabogabeeyey xarunta ururka dhalinyarada SAYS ee magaalada Borama.
Hargeysa-(Lug)-Shir ay soo qabanqabiyeen ururweynaha gaashaan women development organisation ayaa waxa lugu qabtay xaafada daami ee magalaada Hargaysa
Hargeysa-(Lug)- Shirkii Golaha Wasiiradda ee Maanta oo Isniin ah lagu qabtay xarunta madaxtooyadda oo uu gudoominayey Madaxweynaha JSL
Sustaining of human gregarious is important but it needs behavior study”
Hargeysa-(Lug)-Xisbiga KULMIYE ayaa maanta xubin cusub u magacaabay Komishanka cusub ee doorashooyinka Somaliland,
Borama-(Lug)-Maayarka Boorama, Salaadiin madaxda ciidanka nabadgalyada iyo qaar ka mid ah siyaasiyiinta axsaabta mucaaridka ayaa ka qayb galay maanta
Aabo Xuseen Xasan Cali
Hooyo Xukun Cilmi Cabdi
Mukhtaar Xuseen Xasan
Naciima Xuseen Xasan
Muxiyadiin Xuseen Xasan
Cabdinasir Xuseen Xasan